Month: May 2023

HADALJEEDINTA MADAXWEYNAHA EE FURITAANKA KAL-FADHIGA 3AAD EE BAARLAMAANKA JFS

1. Guddoonka labada gole ee BFS; 2. Ra’iisul Wasaaraha XFS 3. Xildhibaanada labada gole ee BFS; 4. Mudanayaal iyo marwooyin. Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu; Ugu horreyn, waxaan u mahadcelinayaa ALLE SWT ee inoogu nimceeyay in si nabad ah isugu nimaanno goobtaan si aan u gudano waajib ka mid ah waajibaadyada ay shacabkeena inoo xilsaaray. Marka …

HADALJEEDINTA MADAXWEYNAHA EE FURITAANKA KAL-FADHIGA 3AAD EE BAARLAMAANKA JFS Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY QAAR KA MID AH ISIMADA DHAQANKA GOBOLLADA SOOL IYO SANAAG

Muqdisho, May 28, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag ayaa kala hadlay xaaladda magaalada Laascaanood. Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Isimada Dhaqanka aragtidooda ku aaddan xal u helidda dhibaatada ka taagan Gobolka Sool, isagoo xoogga saarayey sidii loo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY QAAR KA MID AH ISIMADA DHAQANKA GOBOLLADA SOOL IYO SANAAG Read More »

MADAXWEYNE XASAN OO AY WEHELIYAAN MADAXDA GWQ AYAA KULAN LA QAATAY GUDDOONKA LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxda Madasha Wadatashiga Qaran ayaa kulan la qaatay Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, kaas oo daba-socda miro-dhalka kulammadii Madasha. Kulanka is-xogwareysiga ah waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Gudoomiyaha Aqalka Sare BJFS Cabdi Xaashi Cabdulaahi, Ra’iisul …

MADAXWEYNE XASAN OO AY WEHELIYAAN MADAXDA GWQ AYAA KULAN LA QAATAY GUDDOONKA LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA Read More »

MADAXWEYNE DR XASAN SHEEKH OO U HAMBALYEEYAY MADAXWEYNAHA DIB LOO DOORTAY EE DALKA TURKIGA.

Muqdisho, May 28, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Turkiga Mudane Reccep Tayyip Erdogan oo ku guuleystay doorasho ka dhacday dalkaas. Madaxweynaha oo tilmaamaya kaalinta lama ilaawaanka ee Madaxweyne Erdogan iyo shacabkiisu ay ku leeyihiin dowlad-dhiska iyo horumarka dalkeenna ayaa u rajeeyay …

MADAXWEYNE DR XASAN SHEEKH OO U HAMBALYEEYAY MADAXWEYNAHA DIB LOO DOORTAY EE DALKA TURKIGA. Read More »

HESHIISKA HANNAANKA DOORASHOOYINKA JAMHUURIYADDA

  JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) HESHIISKA HANNAANKA DOORASHOOYINKA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA 27 MAAJO 2023 MUQDISHO-SOOMAALIYA   Hordhac Si loo helo doorasho xor iyo xalaal ah oo leh halbeeg caalami ah, waa in la xaqiijiyo xaqa mawaadinka uu u leeyahay in la doorto ama uu wax doorto. Sidaas daraadeed, Soomaaliya waxay hirgelinaysaa hannaan …

HESHIISKA HANNAANKA DOORASHOOYINKA JAMHUURIYADDA Read More »

KORNEEL CISMAAN MAXAMED JEELLE OO AAS-QARAN LOOGU SAMEEYEY CAASIMADDA MUQDISHO

Muqdisho, Maajo 27, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa Xubinihii Golaha Sare ee Dowladdii dhexe ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuumku uu door ka soo qaatay dowlad-dhiska Soomaaliya, isagoo soo noqday Wasiir, Duqa Muqdisho …

KORNEEL CISMAAN MAXAMED JEELLE OO AAS-QARAN LOOGU SAMEEYEY CAASIMADDA MUQDISHO Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SAAGOOTIN LA QAATAY SAFIIRKA DALKA MARAYKANKA EE AY SOO GABAGABOWDAY MUDDO XILEEDKIISA DIBLUMAASIYADEED

Muqdisho, May 27, 2023; Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Mudane Larry André Jr oo ay dhammaatay muddo-xileedkiisii diblumaasiyadeed ee uu ku joogay dalkeenna. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Danjire Larry, doorka uu ka qaatay xiriirka iyo iskaashiga Labada dal, gaar ahaan gar-gaarka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SAAGOOTIN LA QAATAY SAFIIRKA DALKA MARAYKANKA EE AY SOO GABAGABOWDAY MUDDO XILEEDKIISA DIBLUMAASIYADEED Read More »

FADHIGA LABAAD EE SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN OO WARBIXIN LAGAGA DHAGEYSTAY WASIIRKA GAASHAANDHIGGA XFS IYO TALISKA CIIDANKA XOOGGA DALKA

Muqdisho, Maajo 25, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Wadatashiga Qaranka oo ka socda Magaalada Muqdisho, kaas oo lagaga arrinsanayey wajiga Labaad ee howlgalka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab. Fadhiga maanta oo laga soo qeyb-geliyey Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Taliska Ciidanka …

FADHIGA LABAAD EE SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN OO WARBIXIN LAGAGA DHAGEYSTAY WASIIRKA GAASHAANDHIGGA XFS IYO TALISKA CIIDANKA XOOGGA DALKA Read More »

SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO MAANTA KA FURMAY MUQDISHO

Muqdisho, May 24, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta ka furmay Madaxtooyada Qaranka. Shirkan ayaa looga arinasanayaa xaaladda amniga dalka gaar ahaan wajiga labaad ee howlgalka dib u xoreynta, dhameystirka deyn cafinta iyo …

SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO MAANTA KA FURMAY MUQDISHO Read More »

Scroll to Top