Month: April 2023

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY RA’IISUL WASAARAHA DALKA TALYAANIGA

Addis-ababa; Abriil 14, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Marwo Giorgia Meloni, kulan hordhac u ah shirka saddex-geesoodka dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoobiya. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Ra’iisul Wasaare Meloni qorsheyaasha hirgalay ee dalka lagaga xoreynayo argagixisada iyo muhiimadda ay u leedahay gobolka iyo guud …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY RA’IISUL WASAARAHA DALKA TALYAANIGA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEIKH OO ADDIS ABABA KAGA QEYB GALAYA SHIR SADDEX-GEESOOD AH

Addis Ababa, Abriil 14, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo ay kaga qayb gelayaan shir saddex geesood ah oo ay yeelanayaan dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Talyaaniga. Shirkan saddex geesoodka ah ayaa hoggaamiyeyaasha saddexda dal waxa ay ka arrinsanayaan dib-u-habaynta iskaashiga ka …

MADAXWEYNE XASAN SHEIKH OO ADDIS ABABA KAGA QEYB GALAYA SHIR SADDEX-GEESOOD AH Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UGU HAMBALYEEYEY CIIDANKA XOOGGA DALKA SANNAD GUURADA 63-AAD EE AAS-AASKOODA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ciidanka xoogga dalka ugu hambalyeeyay sannad guurada 63-aad ee ka soo wareegatay aasaaskooda. “Sannad-guurada 63-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka waa xilli halgan lagu jiro. Dabaal dag iyo gaardis laguma xusi doono balse waxaa lagu xusayaa dhiiga geesiyaasha iyo shuhadada ee u dhimanaya difaaca diinta & dalka” …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UGU HAMBALYEEYEY CIIDANKA XOOGGA DALKA SANNAD GUURADA 63-AAD EE AAS-AASKOODA Read More »

MADAXWEYNE XASAN OO AF-FUR WADAREED KU MAAMUUSAY DIBLUMAASIYIINTA KA HOWLGALA DALKA OO UU WEHLIYO XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku maamuusay diblumaasiyiinta ka howlgala dalka oo uu wehelinayo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres, afur wadareed ka tarjumaya diinta iyo dhaqanka Soomaaliyeed ee ku tilmaaman martisoorka iyo soodhaweynta. Madaxweynaha ayaa bogaadiyay doorka wanaagsan ee saaxiibda caalamiga ahi ka qaataan dowlad-dhiska Soomaaliya, waxaana uuna …

MADAXWEYNE XASAN OO AF-FUR WADAREED KU MAAMUUSAY DIBLUMAASIYIINTA KA HOWLGALA DALKA OO UU WEHLIYO XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO XOGHAYE ANTÓNIO GUTERRES OO SI WADAJIR AH WARBAAHINTA ULA HADLAY

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres oo si wadajir ah Warbaahinta ula hadley kaddib kulan miro-dhal ah oo ah ku yeesheen Qasriga Madaxtooyada ayaa soo bandhigay iskaashiga labada dhinac ee dagaalka ka dhanka Khawaarijta, arrimaha Beni-aadannimada iyo la tacaalidda saaneynta isbaddelka cimmilada. Mas’uuliyiinta ayaa …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO XOGHAYE ANTÓNIO GUTERRES OO SI WADAJIR AH WARBAAHINTA ULA HADLAY Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBEY

Muqdisho, Abriil 11, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres oo booqasho taariikhi ah ku yimi dalkeenna. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghaye António Guterres ayaa ka arrinsaday aayaha iskaashiga labada dhinac, qorsheyaasha mudnaanta u leh dowladda Soomaaliya, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBEY Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY XERADA HIIL-WEYNE OO LAGU DIYAARIYAY CIIDAMO KA TIRSAN XOOGGA DALKA OO KA QAYB-QAADANAYA SUGIDDA AMNIGA MUQDISHO.

Muqdisho, APRIL 07, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta kormeer ku tagay xerada Hiil-weyne oo ku taala inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad, halkaasi oo ay ku suganyihiin ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo dhawaan tababar kusoo qaatay dalka Yugaandha. Ciidaman oo ah Millatariga sida …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY XERADA HIIL-WEYNE OO LAGU DIYAARIYAY CIIDAMO KA TIRSAN XOOGGA DALKA OO KA QAYB-QAADANAYA SUGIDDA AMNIGA MUQDISHO. Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA RA’IISUL WASAARE KUXIGEENKII HORE EE DALKA

Muqdisho,Abriil 05, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Ra’iisul Wasaare Kuxigeenkii hore ee Dalka ahna Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibbadda Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Ismaaciil Hurre Buubaa …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA RA’IISUL WASAARE KUXIGEENKII HORE EE DALKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMEY DANJIREYAASHA DALALKA JABUUTI, KANADA IYO KUUBBA

Muqdisho, Abriil 04, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jabuuti, Kanada iyo Kuubba ee loo soo magacaabay Soomaaliya. Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka ayaa Madaxeweynuhu waxa uu kaga guddoomiye waraaqaha Aqoonsiga Danjireyaasha kala ah; Mudane Maxamed Ibraahim Yuusuf, Safiirka cusub ee dalka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMEY DANJIREYAASHA DALALKA JABUUTI, KANADA IYO KUUBBA Read More »

Scroll to Top