Month: April 2023

WAR MURTIYEED KASOO BAXAY SHIR-MADAXEEDKA DALALKA AY CIIDAMADA KA JOOGAAN SOOMAALIYA

Madaxda dalalka ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa shir uga socday magaalada Kampala ee dalka Uganda, 26-27 Abriil 2023, waxa ay isku raacay qodobbo ay ka mid yahiin: 1-In la hirgaliyo habraaca dhimista ciidamada ATMIS oo Soomaaliya ka baxaya dhamaadka sanadka 2024. 2- In la helo dhaqaale ku filan iyo taageero saadka ah oo la …

WAR MURTIYEED KASOO BAXAY SHIR-MADAXEEDKA DALALKA AY CIIDAMADA KA JOOGAAN SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KAMPALA KAGA QEYB-GALAYA SHIR KU SAABSAN SIDII CIIDAMADA SOOMAALIYA AY ULA WAREEGI LAHAAYEEN AMNIGA DALKA

Kampala, Abriil 26, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala, halkaas oo uu ka ga qeyb-galayo shir-madaxeedka dalalka Ciidamadooda ka qeyb-qaadanayaan xasilinta iyo nabadda dalkeenna (ATMIS), iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay shirka ku soo bandhigayso sida ay uga go’an tahay in ay la wareegto amniga dalka dhammaadka sannadka soo …

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KAMPALA KAGA QEYB-GALAYA SHIR KU SAABSAN SIDII CIIDAMADA SOOMAALIYA AY ULA WAREEGI LAHAAYEEN AMNIGA DALKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA DALKA BURUNDI ABLERT SHINGIRO

Muqdisho, Abriil 24, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi Mudane Albert Shingiro oo booqasho ku jooga dalkeenna. Wasiirka ayaa soo gaarsiiyey Madaxweynaha farriin iyo salaan uu ka siday Madaxweynaha dalkiisa Mudane Évariste Ndayishimiye, iyadoo Dowladda Burundi ay hoosta ka xariiqday muhiimadda …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA DALKA BURUNDI ABLERT SHINGIRO Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY NABADDOONNADA AY ARGAGIXISADU KU DILEEN MASAGAWAA EE GOBOLKA GALGUDUUD

Muqdisho, Abriil 22, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada Nabadoon Cusman Macalin Axmed, Nabadoon Ibraahim Maxamed Cusman iyo Nabadoon Cabdullahi Geeljiree oo ay argagixisadu ku dishay magaalada Masagawaa ee Gobolka Galguduud. Madaxweynaha ayaa xusay in falkan bahalnimada ah ee argagixasada Alshabaab ay kula kaceen Nabaddoonnada …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY NABADDOONNADA AY ARGAGIXISADU KU DILEEN MASAGAWAA EE GOBOLKA GALGUDUUD Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SALAADDA CIIDDA LA OOGAY KUMANNAAN SHACAB AH

Muqdisho, Abriil 21, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda, kumannaan ka mid ah shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiinta iyo howlwadeennnada dowladda. Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga oo astaan u ah is-jacaylka, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SALAADDA CIIDDA LA OOGAY KUMANNAAN SHACAB AH Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY XERADA JENERAAL GOORDAN OO AY KU JIRAAN CIIDAMO KU BIIRAYA DAGAALKA KA DHANKA AH KHAWAARIJTA

Muqdisho, Abriil 20, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar-galinaya halganka dalka looga ciribtirayo Khawaarijta ayaa maanta booqday Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan cutubyo ka tirsan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Qaybta 26-aad ee Ilaalo Qaran ee tababarka kusoo qaatay dalka Ereteriya. Ciidamadaan oo noqonaya …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY XERADA JENERAAL GOORDAN OO AY KU JIRAAN CIIDAMO KU BIIRAYA DAGAALKA KA DHANKA AH KHAWAARIJTA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SOO XIRAY TARTANKA QURAANKA KARIIMKA AH EE BISHA RAMADAAN

Muqdisho, Abriil 19, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha Barakaysan ayaa abaal marinno guddoonsiiyey halyeeyada kaalimaha hore ka galay tartanka sannadkan. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in tartankan Quraanka Kariimka ah, wiilsha iyo gabdhaha ka qeyb-galay, culimada hoggaamisay iyo dowladda soo qaban qaabisay ay ka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SOO XIRAY TARTANKA QURAANKA KARIIMKA AH EE BISHA RAMADAAN Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY ERGAYGA ARRIMAHA CARRUURTA IYO XUQUUQDA SOO-GALOOTIGA

Muqdisho, 19 Abriil, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne ugu magacaabay Marwo Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Arrimaha Carruurta iyo Xuquuqda Soo-Galootiga. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo raacaya Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka KMG ayaa tilmaamay in Ergaygan aqoon …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY ERGAYGA ARRIMAHA CARRUURTA IYO XUQUUQDA SOO-GALOOTIGA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY SHIR DEG-DEG AH OO AY YEESHEEN MADAXDA DALALKA IGAD

Muqdisho, Abriil 16,2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay wada-hadallo degdeg ah oo ay yeesheen Madaxda Dalalka Urur Goboleedka IGAD, kuwaas oo ay kaga arrinsadeen iska-hor imaadyada hubaysan ee ka socda dalka Suudaan. Shirkan oo ahaa mid Madaxdu ay ku yeesheen habka fogaan aragga ah ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyaddu waxa uu …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY SHIR DEG-DEG AH OO AY YEESHEEN MADAXDA DALALKA IGAD Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYBGALAY SHIRKA DALALKA SOOMAALIYA, ITOOBIYA IYO TALYAANIGA

Addis Ababa, 15 Abriil, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa uga qeybgalay shirka saddex-geesoodka ah ee dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoobiya. Shir Madaxeedka dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoobiya ayaa looga wadahadlay iskaashiga dhinacyada Amniga, dhaqaalaha, ganacsiga iyo maalgashiga, sidoo kale kulanka ayaa lagu lafo-guray danaha wadajirka ee …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYBGALAY SHIRKA DALALKA SOOMAALIYA, ITOOBIYA IYO TALYAANIGA Read More »

Scroll to Top