Month: January 2023

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY FURITAANKA SHIRKA SANNADLAHA AH EE GARSOORKA DALKA

Muqdisho, Jannaayo 11, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud oo furay shirka sannadlaha ah ee garsoorka dalka ayaa xusay muhiimadda ay u leedahay dowladnimada Soomaaliyeed mideynta hannaanka shaqo ee garsoorka iyo hirgelinta caddaaladda. Madaxweynaha ayaa sheegay in Dowladda Federaalku ay qaadday tallaabooyin muhiim u ah awoodsiinta garsoor hufan, iyadoo shirarkii Madasha Wadatashiga …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY FURITAANKA SHIRKA SANNADLAHA AH EE GARSOORKA DALKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY LATALIYAHA SARE EE KA HORTAGGA IYO LADAGAALLANKA FIKRADAHA XAGJIRNIMADA AH

Muqdisho, Jannaayo 07, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur in uu noqdo La-Taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee ka Hortagga iyo La dagaalanka Fikradaha Xagjirka ah ee Rabshadaha Wata. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Alle uga baryey La-Taliyaha Sare ee ka Hortagga iyo La dagaalanka Fikradaha …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY LATALIYAHA SARE EE KA HORTAGGA IYO LADAGAALLANKA FIKRADAHA XAGJIRNIMADA AH Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRRADA

Muqdisho, Jannaayo 05, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo looga hadlay hirgalinta qorsheyaasha wax-qabadka hay’adaha dowladda ee sanadka 2023. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku bogaadiyay Golaha Wasiirada …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRRADA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “Wiilasheeniyow ka soo noqda meesha aad aadeen”

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcada kula oogay Madaxda dalka, Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka ayaa ka hadlay halganka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Khawaarijta, amniga, ilaalinta xasilloonida iyo arrimaha ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. Madaxweynaha ayaa baaq nabadeed u jeediyey dhinacyada arrinta ka taagan Laascaanood. Dhanka kale waxa uu farriin u diray …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “Wiilasheeniyow ka soo noqda meesha aad aadeen” Read More »

MAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WAKIILLADA BEESHA CAALAMKA EE SOOMAALIYA

Muqdisho, Jannaayo 04, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjireyaasha dalalka Maraykanka, Ingiriiska, Talyaaniga, Itoobiya, Wakiillada Gaarka ah ee Qaramada Midoobey, Midowga Yurub iyo Midowga Afrika ayaa uga warbixiyey miro-dhalka howlgalka dalka lagaga xoreynayo argixisada Alshabaab. Madaxweynaha ayaa xusay sida naf-hurnimada leh ee Ciidamada Soomaaliyeed oo kaashanaya …

MAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WAKIILLADA BEESHA CAALAMKA EE SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SAAGOOTIN AH KULA QAATAY VILLA SOOMAALIYA SAFIIRKA DALKA ITOOBIYA

Muqdisho, Jannaayo 03, 2023; Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda Itoobiya u fadhiyey dalkeenna Mudane Cabdifataax Cabdullaahi Xasan oo uu dhammaaday muddo xileedkiisa diblumaasiyadeed ee uu ku joogay Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Danjire Cabdifataax, doorka uu ka qaatay xiriirka iyo iskaashiga Labada …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SAAGOOTIN AH KULA QAATAY VILLA SOOMAALIYA SAFIIRKA DALKA ITOOBIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “HOWLGALKA CUSUB EE DEEGAANADA DHIMAN LAGU XOREYNAYO WAA IN UU KA DEG DEG BATO KUWII HORE”

Muqdisho, Janawari 02, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta kormeeray Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan Ciidamada Xoogga dalka ee tababarka kusoo qaatay dalka Ereteriya ayaa faray in ay u diyaar garoobaan ka qayb galka dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta Al-shabaab. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo salaan sharaf …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “HOWLGALKA CUSUB EE DEEGAANADA DHIMAN LAGU XOREYNAYO WAA IN UU KA DEG DEG BATO KUWII HORE” Read More »

Scroll to Top