Month: October 2022

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA BOOQASHO UGU BILAABATAY DALKA UGANDA

Kampala, Oktoobar 8, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay booqasho uga bilaabatay dalka Uganda ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Kampala ee Caasumadda dalkaas. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo ku qotoma xoojinta iyo garab istaagga halganka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab waxa uu la …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA BOOQASHO UGU BILAABATAY DALKA UGANDA Read More »

TOOSINTA HABRAACA MAGACAABISTA GUDDIGA GOLAHA ADEEGGA GARSOORKA IYO GUDDIGA LA-DAGAALANKA MUSUQMAASUQA.

Muqdishu, Oktoobar 09, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud markuu arkay Qoraalka Sumadiisu tahay XG/504/B-12/021 ee ka soo baxay Aqalka Sare laguna sheegay in Xubnaha Golaha Adeega Garsoorka iyo Xubnaha Guddiga La-dagaalanka Musuqmaasuqa aan hawlgelintooda loo marin hannaan Dastuurka iyo Xeerarka waafaqsan, ayaa Xeer Madaxweyne ku baabi’iyey Xeerarka Madaxweyne ee kala ah …

TOOSINTA HABRAACA MAGACAABISTA GUDDIGA GOLAHA ADEEGGA GARSOORKA IYO GUDDIGA LA-DAGAALANKA MUSUQMAASUQA. Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN WADATASHI AH LA QAATAY CULIMADA SOOMAALIYEED

Muqdisho, Oktoobar 08, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, ayaa uga warbixiyey mudnaanta uu siinayo in dalka laga xoreeyo argagixisada Alshabaab oo gumaad joogta ah ku haya dadka Soomaaliyeed, caqabadna ku ah horumarka dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faray Wasaaradda Diinta …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN WADATASHI AH LA QAATAY CULIMADA SOOMAALIYEED Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRRADA XFS

Muqdisho, Oktoobar 06, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan qorshaha gurmadka, horumarinta iyo xasilinta deegaannada laga xoreynayo argagixisada Alshabaab. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in xaalad adag …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRRADA XFS Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA GUDDOOMAY WASIIRKA ISGAARSIINTA DALKA ALGEIRA DHAMBAAL UU UGA SIDAY MADAXWEYNAHA DALKAAS

Muqdisho, Oktoobar 05, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Warfaafinta Dalka Al-geria Mudane Maxamed Buu Saleymaani ayaa ka guddoomay dhambaal uu uga siday Madaxweynaha dalka Al-geria Mudane Cabdulmajiid Tamuun. Wasiirka Warfaafinta Dalka Al-geria Mudane Maxamed Buu Saleymaani ayaa Madaxweynaha soo gaarsiiyey salaan uu uga siday …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA GUDDOOMAY WASIIRKA ISGAARSIINTA DALKA ALGEIRA DHAMBAAL UU UGA SIDAY MADAXWEYNAHA DALKAAS Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY MUWAADINIINTA KU NAF WAAYEY WEERARKA ARGAGIXISANIMO EE BALADWEYNE

Muqdisho, Oktoobar 03, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qaraxyadii argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Baladweyne. Madaxweynaha ayaa u rajeeyey dadka dhaawacyadu ay ka soo gaareen qaraxyadan arxan darrada ah in uu Alle u boogo dhayo, isagoona Xukuumadda Federaalka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY MUWAADINIINTA KU NAF WAAYEY WEERARKA ARGAGIXISANIMO EE BALADWEYNE Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD TAARIIKHI AH KA JEEDIYAY JANAASADA AUN JENERAL FARXAAN MAXAMUUD AADAN

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka FS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre, Madaxweyanha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo masuuliyiin kale ayaa Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka kaga qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariisto Taliyehii Qaybta …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD TAARIIKHI AH KA JEEDIYAY JANAASADA AUN JENERAL FARXAAN MAXAMUUD AADAN Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KA QEYB GALAY JANAASADA JENERAAL FARXAAN MAXAMUUD

Muqdisho, Oktoobar 01, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka kaga qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariisto Taliyehii Qaybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir, Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan oo ku shahiiday dagaalkii shalay ka dhacay deeganno ka tirsan Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KA QEYB GALAY JANAASADA JENERAAL FARXAAN MAXAMUUD Read More »

Scroll to Top