MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY XOGHAYAHA ARIMAHA DIBADDA MARAYKANKA
Washington, Sibteebar 17, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington, Xoghayaha Arimaha Dibadda dalkaas Mudane Antony Blinken. Madaxweynaha iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa ka wadahadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashi ee ka dhaxeeya labada dal iyo taageerada muhiimka ah ee …
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY XOGHAYAHA ARIMAHA DIBADDA MARAYKANKA Read More »