WAR MURTIYEEDKII WADAJIRKA AHAA EE KASOO BAXAY KULAMADII AY YEESHEEN MADAXWEYNAHA JFS IYO RA’IISUL WASAARAHA ETHIOPIA
30 September 2022, ADDIS ABABA, ETHIOPIA: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddo labo maalmood ah Booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka ee Itoobiya, kaddib martiqaad uu ka helay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed. Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo laba …