MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY ERGAYGA GAARKA AH EE GANACSIGA HEER CAALAMI & MAALGASHIGA IYO LATALIYAHA ARRIMAHA SHIDAALKA IYO GAASKA
Muqdisho, Ogoosto 31, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay horumarinta nolasha shacabka Soomaaliyeed, kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa’iideysiga Khayraadka dalka ayaa magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Ganacsiga Heer Caalami iyo Maalgashiga Mudane Khadar Cabdirixmaan Maxamed iyo Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska Mudane Axmed Cali …