Month: July 2022

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH UGU AMBABAXAY DALKA TURKIGA

Muqdisho, Luulyo 03, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa ka amba-baxay garoonka diyaaradaha caalamiga ah Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa ka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH UGU AMBABAXAY DALKA TURKIGA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAALINTA XORIYADDA AWGEED UBAX DHIGAY TAALADA DALJIRKA DAAHSOON

Muqdisho, Luulyo 1, 2022; Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo ay wehliyeen Madaxda goleyaasha dowladda, ayaa ubax-dhigga kaddib waxa uu ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed maalinta midnimada iyo xornimada, isagoo ugu baaqay in ay …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAALINTA XORIYADDA AWGEED UBAX DHIGAY TAALADA DALJIRKA DAAHSOON Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYEY MAALINTA MIDNIMADA IYO XORNIMADA

Muqdisho, Luulyo 01, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay xuska sannad guurada 62-aad ee ka soo wareegtay markii ay ka xoroobeen Gobollada Koonfureed ee dalka gumeystihii Talyaaniga iyo midnimadii labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ayaa dul istaagay mudnaanta uu siinayo xaqiijinta Soomaali heshiis ah. Madaxweynaha ayaa xusay …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYEY MAALINTA MIDNIMADA IYO XORNIMADA Read More »

Scroll to Top