Month: July 2022

HADAL -JEEDIN: MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KHUDBAD TAARIIKHI AH KA JEEDIYAY DUGSIGA TABABBARKA CIIDAMADA EE TURKISOM

Muqdisho, Luuliyo 31, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray Dufcadda 4-aad ee Layli Sarkaal iyo Dufcadda 5-aad ee Layli Saraakiil Xigeen ee ka baxa Dugsiga Tababbarka Ciidamada Soomaaliyeed ee TurkSom. Madaxweynaha oo uga mahadceliyey dowladda Turkiga hirgelinta dugsigan oo la dhisay sanadkii 2015-kii ayaa sheegay in Dowladda …

HADAL -JEEDIN: MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KHUDBAD TAARIIKHI AH KA JEEDIYAY DUGSIGA TABABBARKA CIIDAMADA EE TURKISOM Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABBAR USOO XIRAY SARAAKIIL IYO SARAAKIIL XIGEENNO KA TIRSAN CXDS

Muqdisho, Luuliyo 31, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray Dufcadda 4-aad ee Layli Sarkaal iyo Dufcadda 5-aad ee Layli Saraakiil Xigeen ee ka baxa Dugsiga Tababbarka Ciidamada Soomaaliyeed ee TurkSom. Madaxweynaha oo uga mahadceliyey dowladda Turkiga hirgelinta dugsigan oo la dhisay sanadkii 2015-kii ayaa sheegay in Dowladda …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABBAR USOO XIRAY SARAAKIIL IYO SARAAKIIL XIGEENNO KA TIRSAN CXDS Read More »

Hadal Jeedin: Madaxweynaha JFS Oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Baaqay In Loo Gurmado Dadka Abaaruhu Saameeyeen!

Muqdisho – 29-Luulyo: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Salaadda Jimcada ku oogay Masjidka Shuhaddaa ee Madaxtooyada Qaranka. Madaxweynaha Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed ku boorriyey in ay u gurmadaan walaallahooda la dhibaateysan abaaraha ku dhuftay guud ahaan dalka. Dowladda Soomaaliya oo kaashaneysa saaxibbadeeda beesha caalamka ayaa dadaal ugu jira xakameynta abaarta sii daba dheeraatay ee …

Hadal Jeedin: Madaxweynaha JFS Oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Baaqay In Loo Gurmado Dadka Abaaruhu Saameeyeen! Read More »

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA GUDDOOMIYIHII DEGMADA MARKA

Muqdisho, Luulyo 27, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, Alle ha u naxariistee, Guddoomiyihii Degmada Marka Marxuum Cabdullaahi Cali Axmed oo ku shahiiday qarax kooxda arxan-laawayaasha ah ee Alshabaab ay maanta ka geysteen magaaladaas. Madaxweynaha ayaa …

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA GUDDOOMIYIHII DEGMADA MARKA Read More »

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA MASAR

Qaahira, Luuliyo 25, 2022- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Madaxtooyada dalkaas, waxa uu kulan miro dhal ah kula qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi. Madaxweynaha ayaa la wadaagay dhiggiisa dalka Masar …

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA MASAR Read More »

Kaddib Safarkii Masar, Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dib Ugu Soo Noqday Dalka!

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda aan saaxibka nahay ee Masar ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda dalka ee Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intii uu ku sugnaa dalka Masar waxaa kulan miro dhal ah kula qaatay Madaxweynaha dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi, waxaana …

Kaddib Safarkii Masar, Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dib Ugu Soo Noqday Dalka! Read More »

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO KULAN LA QAATAY XOG-HAYAHA GUUD EE URURKA JAAMACADDA CARABTA

Qaahira, Luuliyo 26, 2022- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Abuu Al-qeyd. Madaxweynaha ayaa uga warbixiyey Xoghahaya Jaamacadda Carabta, xaaladda dalka iyo dadaallada shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ku bixinayaan dib u dhiska …

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO KULAN LA QAATAY XOG-HAYAHA GUUD EE URURKA JAAMACADDA CARABTA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO LA KULMAY MADAXWEYNIHII 5-AAD EE DALKA

Qaahira, 24, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka Masar ayaa magaalada Qaahira kulan kula qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la wadaagay Madaxweyne Cabdiqaasim Salaad, dadaallada ay dowladu ku bixineyso gurmadka abaaraha, xoojinta iskaashiga Soomaaliya ee waddamada Gobolka, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO LA KULMAY MADAXWEYNIHII 5-AAD EE DALKA Read More »

Hadal jeedin: Madaxweynaha JFS Oo Bogaadiyay Kaalinta Taariikhiga ah Ee Ay Dowladda Masar Ku Lahayd Dowlad Dhiska Soomaaliya!

Qaahira, Luuliyo 25, 2022.  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siis, soo dhaweynta diirran ee uu ku qaabbilay. Madaxweynaha ayaa aad u bogaadiyay kaalinta walaalnimo ee dalka Masar ay ku lahayd dowlad dhiska iyo xorriyadda ummadda Soomaaliyeed, waxaana uu sidoo kale carabka ku adkeeyay muhiimadda …

Hadal jeedin: Madaxweynaha JFS Oo Bogaadiyay Kaalinta Taariikhiga ah Ee Ay Dowladda Masar Ku Lahayd Dowlad Dhiska Soomaaliya! Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO GAARAY DALKA MASAR

Qaahira, 24, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha si diirran ugu soo dhaweeyey Wasiirka Maaliyadda Masar Mudane Maxamed Muciid, diblomaasiyiin iyo sarakiil ka tirsan Safaaradda Soomaaliya ee dalkaas. Madaxweynaha ayaa dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi, la …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO GAARAY DALKA MASAR Read More »

Scroll to Top