Month: June 2022

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASSAN SHEEKH MAXAMUUD OO QODOBO MUHIIM AH UGA HADLAY KHUDBADDII CALEEMA SAARKIISA

Muqdisho, Juunyo 09, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabaddii caleema saarkiisa ayaa soo bandhigay qaar ka mid ah qodobada aas aasiga u ah dowladdiisa, sida xasillinta dalka, horumarinta nidaamka federalka, xoojinta xiriirka wada shaqeyn ee u dhexeeya dowladda Federalka iyo dowlad goboleedyada iyo sare u qaadidda iskaashiga …

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASSAN SHEEKH MAXAMUUD OO QODOBO MUHIIM AH UGA HADLAY KHUDBADDII CALEEMA SAARKIISA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEER SHAQO KU TAGAY XARUNTA WASAARADDA GAASHAANDHIGGA

Muqdisho, Juunyo 07, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa tilmaamay in dowladdu ay xoogga saari doonto howlgallada dalka looga xoreynayo kooxda argagixisada ah ee Al -Shabaab. Madaxweynaha oo ugu horreyn salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEER SHAQO KU TAGAY XARUNTA WASAARADDA GAASHAANDHIGGA Read More »

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO XAFLAD SOO DHAWEYN AH LOOGU SAMEEYAY MAGAALADA DHUUSAMAREEB

Dhuusamareeb, Juun 03, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabad soo dhaweyn ah oo ay ku maamuuseen madaxda iyo bulshada Galmudug ayaa ka warbixiyey mudnaanta uu siinayo daadejinta adeegyada dowladda, adkeynta dimuqraadiyadda dalka iyo dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa sheegay in caqabadda ugu weyn ee dib …

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO XAFLAD SOO DHAWEYN AH LOOGU SAMEEYAY MAGAALADA DHUUSAMAREEB Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA DHUUSAMAREEB

Dhuusamareeb, Juun 2, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur si diirran ugu dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Kuxigeenkiisa Mudane Cali Daahir Ciid, masuuliyiin Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo qaybaha kala duwan ee …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA DHUUSAMAREEB Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAR KALE KU BAAQAY IN GURMAD DEGDEG AH LALA GAARO DADKA AY ABAARUHU SAAMEEYEEN

Baydhabo, Juun 01, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday kaamamka barakacayaasha ee magaalada Baydhabo ayaa u kuurgalay xaaladda nololeed ee ay ku jiraan shacabka Soomaaliyeed ee ay waxyeelladu ka soo gaartay abaaraha ka jira dalka, biyo la’aanta iyo dhibaatooyinka ay argaggaxisadu ku hayaan dadka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAR KALE KU BAAQAY IN GURMAD DEGDEG AH LALA GAARO DADKA AY ABAARUHU SAAMEEYEEN Read More »

Scroll to Top