Month: June 2022

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WAKIILLADA BEESHA CAALAMKA EE SOOMAALIYA

Muqdisho, June 15, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya oo ay ka wada hadleen xoojinta taageerada muhiimka ah ee ay siiyaan Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa soo bandhigay xaaladda binu aadannimo ee ka dhalatay abaaraha ka jira dalka, isagoo xusay dadaalka iyo abaabulka gurmad ee …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WAKIILLADA BEESHA CAALAMKA EE SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY QAAR KA MID AH DANJIREYAASHA SOOMAALIYA U FADHIYA DALALKA CAALAMKA

Muqdisho, June 13, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya dalalka caalamka, isagoo ku adkeeyey in ay sida ugu wanaagsan ugu adeegaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ay matalaan. Danjireyaasha ayaa Madaxweynaha warbixin ka siiyey xaaladaha ay ku shaqeeyaan Safaaradaha Soomaaliya ee dibadda …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY QAAR KA MID AH DANJIREYAASHA SOOMAALIYA U FADHIYA DALALKA CAALAMKA Read More »

MADAXWEYNAHA JFS XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO LA KULMAY KU-XIGEENKA ARRIMAHA SIYAASADDA EE XOGHAYAHA ARRIMAHA DIBEDDA MARAYKANKA

Muqdisho, Juun13, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda ee Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Marwo Victoria Nuland oo uu weheliyo Danjiraha Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Mudane Larry André. Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda ee Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa ka wadahadlay xoojinta xiriirka …

MADAXWEYNAHA JFS XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO LA KULMAY KU-XIGEENKA ARRIMAHA SIYAASADDA EE XOGHAYAHA ARRIMAHA DIBEDDA MARAYKANKA Read More »

WAR-MURTIYEEDKA SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN

HORDHAC Muqdisho 12 Juun 2022: Golaha Wadatashiga Qaran ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay shir labo maalmood socday. Shirka oo uu isugu yeeray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa ka soo qaybgalay Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta ee JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynayaasha Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya; Mudane Saciid Cabdullaahi …

WAR-MURTIYEEDKA SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN Read More »

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA TALYAANIGA

Muqdisho, Juunyo 12, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Talyaaniga Mudane Luigi Di Maio, iyaga oo ka wadahadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo taageerada muhiimka ah ee dowladda Talyaanigu ay siiso Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa xusay saaxiibtinimada taariikhiga ah ee ka …

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA TALYAANIGA Read More »

WAR-MURTIYEED – SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN

Muqdisho 12 Juun 2022: HORDHAC Golaha Wadatashiga Qaran ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay shir labo maalmood socday. Shirka oo uu isugu yeeray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa ka soo qaybgalay Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta ee JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynayaasha Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya; Mudane Saciid Cabdullaahi …

WAR-MURTIYEED – SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN Read More »

GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO WARBIXIN KA DHAGEYSTAY ERGEYGA GAARKA AH EE GURMADKA ABAARAHA

Muqdisho, Juun 12, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii labaad guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa Goluhu waxa ay warbixin kaga dhageysteen Ergeyga Gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha Dalka Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Ergeyga Gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa la wadaagay Madaxda Qaranka warbixinno ku …

GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO WARBIXIN KA DHAGEYSTAY ERGEYGA GAARKA AH EE GURMADKA ABAARAHA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO MADAXTOOYADA KULA KULMAY GANACSATADA SOOMAALIYEED EE DALKA KENYA

Muqdisho, Juun 11, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Ganacsatada Soomaaliyeed ee Dalka Kenya ayaa kala hadlay kaalintooda ku aaddan gurmadka abaaraha Dalka. Madaxweynaha ayaa Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya ugu baaqay in ay doorkooda ka qaataan xoojinta maalgashiga dalka iyo hirgelinta barnaamijka shaqo abuur qaran …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO MADAXTOOYADA KULA KULMAY GANACSATADA SOOMAALIYEED EE DALKA KENYA Read More »

SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO MAANTA KA FURMAY MAGAALADA MUQDISHO

Muqdisho, Juun 11, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta ka furmay Madaxtooyada Qaranka. Shirkan oo muddo labo maalmood ah socon doona ayaa ku qotoma siyaasadda Madaxweynaha ee lagu gaarayo Soomaali heshiis ah, waxaana …

SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO MAANTA KA FURMAY MAGAALADA MUQDISHO Read More »

Khudbadda Madaxweynaha ee Munaasabadda Caleemasaarka

Assalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh. Mudanayaal iyo Marwooyin, Guddoonka labada Aqal, Ra’isulwasaaraha iyo xukumadda xilgaarsiinta, Mudanayaasha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya Madaxda iyo wakiillada dalalka aan walaalaha iyo saxiibbada nahay ee kasoo qeybgalay munaasabadan, Madaxweynayaashii iyo R/wasaarayaashii hore ee dalka Mahad oo dhan waxay u sugnaatay Rabbi SWT, kaddibna waxaan u mahadcelinayaa wakiillada shacabka Soomaaliyeed ee …

Khudbadda Madaxweynaha ee Munaasabadda Caleemasaarka Read More »

Scroll to Top