MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY ERGEYGA GAARKA AH EE MIDOWGA YURUB U QAABILLASAN GEESKA AFRIKA.
Muqdisho, May 25, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Marwo Annette Weber oo ay wehlineysay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Marwo Annette Weber ayaa ka …