Warsaxaasafeed: Burin Heshiiska Xirmooyinka Shiidaalka ee uu galay Wasiirka Batroolka
Muqdisho, 19ka Febraayo 2022: Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka waxay caddeynaysaa in heshiiska uu saxiixay Wasiirka Batroolka iyo Macdanta uusan wax wadatashi ah kala yeelanin Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Iyadoo la tixraacayo wareegtadii uu Madaxweynuhu soo saaray 7dii August 2021 taasoo lagu joojiyay inaan la gali karin wax heshiisyo ah xilligan lagu jiro doorashooyinka, waxaan …
Warsaxaasafeed: Burin Heshiiska Xirmooyinka Shiidaalka ee uu galay Wasiirka Batroolka Read More »