AGAASIMAHA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA QARANKA OO KULAN LA QAATAY DHIGGIISA MADAXTOOYADA DALKA TURKIGA
Ankara, December 16, 2021; Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa Xarunta Guud ee Warfaafinta Madaxtooyada Dalka Turkiga ee Ankara waxa uu kulan kula qaatay dhiggiisa Warfaafinta Dalka aan Walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Fahrettin Altun. Labada Agaasime ayaa ka wada hadlay wadashaqaynta iyo xoojinta xiriirka Laamaha Warfaafinta heer Madaxtooyo ee …