Month: October 2021

MADAXWEYNE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY

Muqdisho, Oktoobar 05, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho labo maalmood qaadatay oo uu magaalada Addis Ababa kaga qayb galay caleemasaarka Xukuumadda Cusub ee Dowladda Itoobiya. Madaxweynaha ayaa intii uu ku sugnaa magaalada Addis Ababa waxaa uu kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Dalka …

MADAXWEYNE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA XUKUUMADDA CUSUB EE ITOOBIYA

Addis Ababa, Oktoobar 04, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ka qayb galay Munaasabadda caleemo-saarka Xukuumadda Cusub ee Itoobiya ayaa Shacabka, Ra’iisul Wasaaraha iyo Xukuumadda cusub ee Dowladda Itoobiya ugu hambalyeeyey Doorashooyinkii guulaystay ee ka dhacay Dalkooda. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyey Munaaasabadda Caleemo-saarka ayaa soo bandhigay …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA XUKUUMADDA CUSUB EE ITOOBIYA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO GAARAY MAGAALADA ADDIS ABABA

Addis Ababa, Oktoobar 04, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa oo ay uga qeyb geli doonaan munaasabadda caleemasaarka dhismaha Xukuumadda cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Itoobiya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ka mid ah Madaxda dalalka Afrika iyo Caalamka ee lagu maamuusay ka qeyb galka munaasabaddan, …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO GAARAY MAGAALADA ADDIS ABABA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA KU TIMID MARXUUM XASAN XAAJI MAXAMUUD GARWAYNE

Muqdisho, Oktoobar 03, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyey qoyska, Qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Marxuum Xasan Xaaji Maxamuud Warsame (Xasan-Garweyne) oo ku geeriyooday magaalada Hargaysa. Madaxweynaha Jahmuuriyadda ayaa tilmaamay in Marxuum Xasan Xaaji Maxamuud (Xasan-Garweyne) uu ka mid ahaa siyaasiyiinta ruug caddaaga ah ee muddada dheer …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA KU TIMID MARXUUM XASAN XAAJI MAXAMUUD GARWAYNE Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA WASIIRKII HORE EE WASAARADDA WAXBARASHADA

Muqdisho, Oktoobar 03, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay Marxuumad khadra Bashiir Cali oo ahayd Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare oo ku geeriyootay Magaalada Columbus ee Dalka Maraykanka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa xusay …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA WASIIRKII HORE EE WASAARADDA WAXBARASHADA Read More »

MARWADA KOOWAAD EE DALKA OO LA KULANTAY MADAXA WAKAALADDA ISKAASHIGA IYO ISKUDUWIDDA TURKIGA EE (TIKA)

Turkiga, Octoobar 01, 2021; Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi ay hoggaamineyso oo safar shaqo ku joogta dalka Turkiga ayaa kulan la qaadatay Madaxa Wakaaladda Iskaashiga Iyo Iskuduwidda Turkiga ee (TIKA) Mudane Serkan Kayalar. Marwada Koowaad ee dalka iyo Madaxa Hay’adda TIKA ayaa ka wada hadlay dardargelinta mashaariicda horumarineed ee hortebinta …

MARWADA KOOWAAD EE DALKA OO LA KULANTAY MADAXA WAKAALADDA ISKAASHIGA IYO ISKUDUWIDDA TURKIGA EE (TIKA) Read More »

Scroll to Top