Month: July 2021

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA JANARAAL CABDULQAADIR CALI DIIRIYE

Muqdisho, Luulyo 3, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Janaraal Cabdulqaadir Cali Diiriye (Subxaanyo) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa xusay muddadii uu Marxuumku u soo adeegayey Qaranka Soomaaliyed iyo doorkii uu …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA JANARAAL CABDULQAADIR CALI DIIRIYE Read More »

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KU BOGAADIYEY SHACABKA SOOMAALIYEED SIDA AY U WEYNEEYEEN TODOBAADKA XORRIYADDA

Muqdisho, 1 Luuliyo, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khudbad ku aaddan 1-da luuliyo u jeediyey Shacabka Soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey sida ay u weyneeyeen, uguna dabbaal-degeen 61-guurada ka soo wareegtay Xornimada Gobollada dalka iyo Midowga labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ee gumeystuhu uu kala qeybiyey. Madaxweynaha ayaa dul istaagay …

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KU BOGAADIYEY SHACABKA SOOMAALIYEED SIDA AY U WEYNEEYEEN TODOBAADKA XORRIYADDA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MUNAASABADDA 1-DA LUULYO AWGEED UBAX DHIGAY TAALLADA HALGAMEYAASHII SYL

Muqdisho, Luulyo 01, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamusaya Xuska Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da Luulyo ayaa ubax lagu maamuusayey gobanimada, midnimada iyo geesiyaashii naftooda u huray halgankii gobonnimo doonka dalkeenna dhigay Taallada SYL. Madaxweynaha oo tilmaamay in Taallada SYL ay ka mid tahay xusuusaha halgankii dadka Soomaaliyeed ay …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MUNAASABADDA 1-DA LUULYO AWGEED UBAX DHIGAY TAALLADA HALGAMEYAASHII SYL Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MUNAASABADDA XUSKA 1-DA LUULYO AWGEED CALAN-SAARAY MADAXTOOYADA QARANKA

Muqdisho, Luulyo 1, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, si loo maamuuso Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da Luulyo oo ku aaddan sannad-guurada 61-aad ee ka soo wareegtay xornimada Gobollada Koonfureed iyo midowga Labadii Gobol ee gumaystuhu uu kala qaybiyey. Madaxweynaha ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalintan …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MUNAASABADDA XUSKA 1-DA LUULYO AWGEED CALAN-SAARAY MADAXTOOYADA QARANKA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MUNAASABADDA 1-DA LUULYO AWGEED UBAX DHIGAY TAALLADA HALGAMEYAASHII SYL

Muqdisho, Luulyo 01, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamusaya Xuska Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da Luulyo ayaa ubax lagu maamuusayey gobanimada, midnimada iyo geesiyaashii naftooda u huray halgankii gobonnimo doonka dalkeenna dhigay Taallada SYL. Madaxweynaha oo tilmaamay in Taallada SYL ay ka mid tahay xusuusaha halgankii dadka Soomaaliyeed ay …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MUNAASABADDA 1-DA LUULYO AWGEED UBAX DHIGAY TAALLADA HALGAMEYAASHII SYL Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ku bogaadiyey Shacabka Soomaaliyeed sida ay u weyneeyeen Todobaadka Xorriyadda

Muqdisho, 1 Luuliyo, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khudbad ku aaddan 1-da luuliyo u jeediyey Shacabka Soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey sida ay u weyneeyeen, uguna dabbaal-degeen 61-guurada ka soo wareegtay Xornimada Gobollada dalka iyo Midowga labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ee gumeystuhu uu kala qeybiyey.   Madaxweynaha ayaa dul …

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ku bogaadiyey Shacabka Soomaaliyeed sida ay u weyneeyeen Todobaadka Xorriyadda Read More »

Scroll to Top