Month: July 2021

Madaxweyne Farmaajo oo Tababar u Soo Xiray Saraakiil Iyo Saraakiil Xigeen Ka Qalin-Jabiyey Dugsiga Tababarka Ciidammada ee Turksom

Muqdisho, Luuliyo 31, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad tababar loogu soo xirayey Dufcaddii 3-aad ee Layli Saraakiil iyo Dufcaddii 4-aad ee Layli Saraakiil Xigeen ee ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo ka qalin-jebiyey Dugsiga Tababarka Ciidamada ee TurkSom ayaa abaal-marinno guddoonsiiyey Saraakiisha iyo Saraakiil Xigeennada galay …

Madaxweyne Farmaajo oo Tababar u Soo Xiray Saraakiil Iyo Saraakiil Xigeen Ka Qalin-Jabiyey Dugsiga Tababarka Ciidammada ee Turksom Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA CIYAARTOOYDII KU SHAHIIDAY QARAXII MAGAALADA KISMAAYO

Muqdisho, Luuliyo 30, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda ciyaaraha geerida dhallinyaradii ciyaartooyda ahayd ee ku shahiiday qaraxii argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Kismaayo. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay in falkaas arxandarrada ah uu ka marag kacayo sida …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA CIYAARTOOYDII KU SHAHIIDAY QARAXII MAGAALADA KISMAAYO Read More »

KU-SIMAHA AGAASIMAHA GUUD EE MADAXTOOYADA OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA MADAXA-BANNAAN EE LA DAGAALLANKA MUSUQ-MAASUQA

Muqdisho, Luuliyo 24, 2021: Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee La Dagaallanka Musuq-Maasuqa ayaa uga warbixiyey hannaanka maamul iyo maaliyadeed ee Madaxtooyada. Agaasime Cabdinuur ayaa tilmaamay dadaalladii ay ku bixiyeen dib u habeynta nidaamka shaqaaleysiinta Madaxtooyada, ilaalinta xuquuqda shaqaalaha, maamul wanaagga iyo hufnaanta maaliyadeed …

KU-SIMAHA AGAASIMAHA GUUD EE MADAXTOOYADA OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA MADAXA-BANNAAN EE LA DAGAALLANKA MUSUQ-MAASUQA Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Farxadda Ciidda La Qaatay Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho, Luuliyo 20, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta farxadda Ciidda Carafo la qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku dhiirri-geliyey sida nafhurnimada leh ee ay ugu taagan yihiin difaaca dalkooda iyo ilaalinta karaamada dadkooda. Madaxweynaha ayaa sheegay in geesiyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee u istaagay xoreynta dalka …

Madaxweyne Farmaajo oo Farxadda Ciidda La Qaatay Ciidanka Xoogga Dalka Read More »

FARRIINTA CIIDDA CARAFO EE MADAXWEYNAHA

FARRIINTA CIIDDA CARAFO Bismillaahi Raxmaani Raxiim Asalaamu Calaykum Warraxmatullaahi Wa Barakaatuhu. Ciid Wanaagsan Waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka munaasabadda barakeysan ee Ciidda Carrafo oo ah mid ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna suubban. Maalmahan barakaysan ee Ciidda Carrafo waa maalmo ku suntan khayrka iyo cibaadada, iyadoo dadka Muslimiinta ah ay ku howlan …

FARRIINTA CIIDDA CARAFO EE MADAXWEYNAHA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO UGU HAMBALYEEYAY SHACABKA SOOMAALIYEED CIIDDA CARAFO

Muqdisho, Luuliyo 20, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ee u dabbaal-degaya farxadda Ciiddan. Madaxweynaha ayaa tilmaamay fadliga ay leeyihiin maalmahan barakaysan ee Ciidda Carafo, waxa uuna ku bogaadiyey dadka Soomaaliyeed in ay is kaalmeeyaan, kana shaqeeyaan danta guud …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO UGU HAMBALYEEYAY SHACABKA SOOMAALIYEED CIIDDA CARAFO Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KU QAABBILAY MADAXTOOYADA QARANKA CIYAARTOOYDA DALKEENNA KU MATALAYA OLOMBIKADA ADDUUNKA

Muqdisho, Luuliyo 15, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay xubnaha ku matelaya Dalkeenna Ciyaaraha Olombikada Adduunka ayaa ku dhiirri-geliyey in ay kor u qaadaan magaca iyo sumcadda dalkeennu uu ku leeyahay ciyaaraha Olombikada. Kulankan oo ay goob-joog ku ahaayeen Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KU QAABBILAY MADAXTOOYADA QARANKA CIYAARTOOYDA DALKEENNA KU MATALAYA OLOMBIKADA ADDUUNKA Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyey Dalka Turkiga Xuska Maalinta Qaran ee Midnimada iyo Dimuqraadiyadda Turkiga ee 15-ka Luuliyo.

Muqdisho, Luuliyo 15, 2021:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Dhiggiisa Dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordugan, Shacabka iyo Xukuumadda Dalkaas Xuska Maalinta Qaran ee Midnimada iyo Dimuqraadiyadda Turkiga oo ku beegan 15-ka Luuliyo. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey shacabka aan walaalaha nahay ee Turkiga sida naf-hurnimada leh ee ay uga hor-tageen …

Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyey Dalka Turkiga Xuska Maalinta Qaran ee Midnimada iyo Dimuqraadiyadda Turkiga ee 15-ka Luuliyo. Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Qaabbilay Madaxtooyada Qaranka Ciyaartooyda Dalkeenna Ku Matalaya Olombikada Adduunka

Muqdisho, Luuliyo 15, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay xubnaha ku matelaya Dalkeenna Ciyaaraha Olombikada Adduunka ayaa ku dhiirri-geliyey in ay kor u qaadaan magaca iyo sumcadda dalkeennu uu ku leeyahay ciyaaraha Olombikada.   Kulankan oo ay goob-joog ku ahaayeen Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka …

Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Qaabbilay Madaxtooyada Qaranka Ciyaartooyda Dalkeenna Ku Matalaya Olombikada Adduunka Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA UGAAS AXMED BARRE CALI

Muqdisho, Luulyo 14, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Bulshada iyo Dowlad Goboleedka Galmudug geerida ku timid Alle ha u naxariistee Ugaas Axmed Barre Cali oo ku geeriyoodey magaalada Caabudwaaq. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Ugaas Axmed Barre …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA UGAAS AXMED BARRE CALI Read More »

Scroll to Top