Month: June 2021

MADAXWEYNE FARMAAJO OO JABUUTI UGU HAMBALYEEYAY SANNAD GUURADA 44-AAD EE XORNIMADOODA

MADAXWEYNE FARMAAJO OO JABUUTI UGU HAMBALYEEYAY SANNAD GUURADA 44-AAD EE XORNIMADOODA Muqdisho, Juun 27, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka iyo dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti u diray hambalyo ku aaddan sannad guurada 44-aad ee ka soo wareegtay xornimada Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha ayaa tilmaamay dadaalkii ay ku bixiyeen shacabka …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO JABUUTI UGU HAMBALYEEYAY SANNAD GUURADA 44-AAD EE XORNIMADOODA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO UBAX MAAMUUS AH DHIGAY TAALLADA DHAGAX-TUUR

Muqdisho, Juun 26, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda iyo dhiiggooda u huray Xorriyadda Gobollada Waqooyi iyo guud ahaan halgankii gobannimo doonka ee Dalka ayaa ubax dhigay taallada Dhagax-tuur ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo tilmaamay halgankii adkaa ee loo soo maray madax-bannaanida Dalka ayaa xusay in …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO UBAX MAAMUUS AH DHIGAY TAALLADA DHAGAX-TUUR Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA XUSKA 26-KA JUUN

Muqdisho, Juun 26, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay Munaasabadda Xuska 26-ka Juun ayaa ugu hambalyeeyey dhammaan shacabka Soomaaliyeed Sannad Guurada 61-aad ee ka soo wareegtay Maalintii Xorriyadda Gobollada Waqooyi. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda 26-ka Juun oo ah maalin ku astaysan mirihii ka dhashay halgankii gobannimo …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA XUSKA 26-KA JUUN Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO BOGAADIYEY DADAALLADA XUKUUMADDA EE AWOOD SIINTA GANACSATADA SOOMAALIYEED

Muqdisho, Juun 20, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa adkeeyey in awood-siinta ganacsatada Soomaaliyeed iyo xaqiijinta suuqyo heer gobol ah oo loo iib geeyo waxsoosaarka dalkeenna ay kor uqaadeyso dhaqaalaha dalka, fursadaha shaqaaleysiinta dhallinyarada iyo heer nololeedka shacabkeenna. Madaxweynaha oo warbixin ka dhageystay Wasiirrada Wasaaradaha, Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Mudane Cabdullahi …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO BOGAADIYEY DADAALLADA XUKUUMADDA EE AWOOD SIINTA GANACSATADA SOOMAALIYEED Read More »

Ardayda Kulliyadda Saxaafadda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo aqoon kororsi u yimid Madaxtooyada Qaranka

Madaxtooyada Qaranka ayaa u fidisay booqasho aqoon kororsi ah arday ka tirsan Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ku jira sannadkii u dambeeyay ee waxbarashadooda heerka koowaad ee Jaamacadda. Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada JFS Mudane Cabdirashiid Maxamed Xaashi, Agaasime Ku-xigeenka Waaxda Mudane Maxamuud Bashiir Jaamac iyo Madaxa Xiriirka Warbaahinta Mudane Cabdirisaaq Jaamac …

Ardayda Kulliyadda Saxaafadda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo aqoon kororsi u yimid Madaxtooyada Qaranka Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA DANJIRE YUUSUF CUMAR AXMED AL-AZHARI

Muqdisho, Juun 3, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Danjire Yusuf Cumar Axmed Al-Azhari oo dalkeenna ku soo mataley fagaareyaasha diblumaasiyadda iyo xiriirka caalamiga ah. Madaxweynaha ayaa xusay in Danjire Yuusuf Al-Azhari uu muddo dheer u …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA DANJIRE YUUSUF CUMAR AXMED AL-AZHARI Read More »

Scroll to Top