Month: May 2021

Madaxweyne Farmaajo Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjiraha Cusub Ee Hindiya

Muqdisho, May 29, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Hindiya Mudane Virander Kumar Paul ayaa muujiyey dadaallada miro-dhalka ah ee Dowladdu ay gelisay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga dalalka caalamka ee dan-wadaagta la ah dalkeenna. Danjire Kumar ayaa soo gaarsiiyay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo …

Madaxweyne Farmaajo Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjiraha Cusub Ee Hindiya Read More »

Hadal_Jeedinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee Dhaqan-gelinta Heshiiska Doorashooyinka Dalka

Bismillaahi Raxmaani Raxiim Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Ra’iisul Wasaaraha iyo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka iyo guud ahaan Golaha Xukuumadda Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida Madaxweyneyaashii Hore iyo Ra’iisul Wasaareyaashii Hore Guddoomiyeyaashii Hore ee Baarlamaanka Federaalka Madaxweyneyaashii Hore ee Dowlad Goboleedyada …

Hadal_Jeedinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee Dhaqan-gelinta Heshiiska Doorashooyinka Dalka Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SOO XIRAY SHIRKA DHAMMEYSTIRKA WADAHADALLADA HIRGELINTA DOORASHADA

Muqdisho, May 27, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed heshiiska dhammeystirka wadahadalladii ku saabsanaa hirgelinta doorashada oo ku salaysan heshiiskii 17-ka Sabteembar 2020 iyo is afgaradkii magaalada Baydhabo ee Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey dhinacyada shirka ka qeybgalay kaalinta ay ku lahaayeen heshiiskan, isaga …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SOO XIRAY SHIRKA DHAMMEYSTIRKA WADAHADALLADA HIRGELINTA DOORASHADA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MADAXWEYNE KU XIGEENKII HORE EE PUNTLAND

Muqdisho, May 20, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore ee Puntland Janaraal Cabdisamad Cali Shire oo ku geeriyoodey magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuum Cabdisamed Cali Shire uu kaalin mug leh ka soo qaatay geeddi socodkii dowladnimada Soomaaliya iyo kan dhismaha Dowlad …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MADAXWEYNE KU XIGEENKII HORE EE PUNTLAND Read More »

Marwada Koowaad Ee Dalka Oo Kulan Casho Sharaf Ah Ku Maamuustay Guddoomiyeyaasha Heer Degmo Ee Haweenka Gobolka Banaadir

Muqdisho, May 20, 2021: Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim oo kulan casho sharaf ah la qaadatay Guddoomiyeyaasha Ururrada Haweenka 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir ayaa kala hadashay xoojinta doorka ay ku leeyihiin dowladnimada, dardar-gelinta adeegyada aas-aasiga ah ee hooyada iyo dhallaanka, dib u heshiisiinta iyo xoojinta midnimada dadka Soomaaliyeed.   Marwada koowaad …

Marwada Koowaad Ee Dalka Oo Kulan Casho Sharaf Ah Ku Maamuustay Guddoomiyeyaasha Heer Degmo Ee Haweenka Gobolka Banaadir Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Munaasabadda Xuska SYL Ku Maamuusay Dhallinyarada Soomaaliyeed

Muqdisho, May 16, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Munaasabadda Xuska halgameyaashii SYL awgeed xaflad maamuus ah la qaatay dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in caqabadaha dib dhigay dalkeenna lagaga gudbi karo in dhallinyaradeennu ay raacaan dhabbihii Halyeeyadii SYL ee mideeyey cududda iyo caqliga shacabka Soomaaliyeed.   Madaxweynaha ayaa dul-istaagay hagardaamooyinkii gumaystuhu …

Madaxweyne Farmaajo oo Munaasabadda Xuska SYL Ku Maamuusay Dhallinyarada Soomaaliyeed Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Ubax Dhigay Taallada Syl

Muqdisho, May 15, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weynaynaya doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee xorriyadda, midnimada iyo dowlad-dhiska dalkeenna ayaa ubax dhigay Taallada Halgamayaasha SYL oo bud-dhig u ah halgankii dadka Soomaaliyeed ay iskaga dulqaadeen heeryadii gumeysiga. Madaxweynaha ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 15-ka May oo ku beegan 78 guuradii …

Madaxweyne Farmaajo Oo Ubax Dhigay Taallada Syl Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY GUDDOONKA MIDOWGA ARDAYDA SOOMAALIYEED EE DALKA UGANDA

Muqdisho, May 13, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay Guddoonka Midowga Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka Uganda ayaa ku dhiirrigeliyey dadaalka ay ugu jiraan horumarinta naftooda iyo hamiga ay u hayaan dib u dhiska dalkooda. Madaxweyne Farmaajo ayaa uga warbixiyey Guddoonka Midowga Ardayda Soomaaliyeed ee Uganda dadaallada …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY GUDDOONKA MIDOWGA ARDAYDA SOOMAALIYEED EE DALKA UGANDA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO HAMBALYADA CIIDDUL FIDRIGA U DIRAY SHACABKA SOOMAALIYEED

MADAXWEYNE FARMAAJO OO HAMBALYADA CIIDDUL FIDRIGA U DIRAY SHACABKA SOOMAALIYEE Kambaala, May 12, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan bilashada bisha Soonfur iyo munaasabadda qiimaha badan ee Ciidul Fidriga. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku boorriyay dhammaan shacabka Soomaaliyeed in ay istaakuleeyaan oo …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO HAMBALYADA CIIDDUL FIDRIGA U DIRAY SHACABKA SOOMAALIYEED Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNE YOWERI MUSEVENI

Kambaala, May 12, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee dalka Marwo Seynab Cabdi Macallim oo ka qeyb galay xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni ayaa soo bandhigay doorka dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka qaadaneyso xoojinta nabadda iyo horumarinta shucuubta Geeska Afrika. Madaxweynaha ayaa tilmaamay …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNE YOWERI MUSEVENI Read More »

Scroll to Top