MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MARXUUM CUMAR CABDIQAADIR BARAJAB
Muqdisho, Maarso 30, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda ciyaaraha iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Xidiggii Kubadda koleyga Marxuum Cumar Cabdiqaadir Barajab oo ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuum Cumar Cabdiqaadir …
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MARXUUM CUMAR CABDIQAADIR BARAJAB Read More »