Month: March 2021

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA ALLE HA U NAXARIISTEE JANARAAL ISMAACIIL AXMED ISMAACIIL

Muqdisho, Maarso 27, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Alle ha u naxariistee Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Janaraal Ismaciil Axmed Ismaaciil oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka …

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA ALLE HA U NAXARIISTEE JANARAAL ISMAACIIL AXMED ISMAACIIL Read More »

MADAXDA GOLAHA WADATASHIGA QARAN EE DOORASHOOYINKA OO WARBIXIN KA DHAGEYSTAY GUDDIGA FARSAMADA ARRIMAHA DOORASHOOYINKA

Muqdisho, Maarso 23, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa warbixin ka dhageystay Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka. Kusimaha Guddoomiyaha Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka ahna Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abokor Dubbe ayaa ka …

MADAXDA GOLAHA WADATASHIGA QARAN EE DOORASHOOYINKA OO WARBIXIN KA DHAGEYSTAY GUDDIGA FARSAMADA ARRIMAHA DOORASHOOYINKA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHIR UGU BAAQAY MADAXDA DOWLAD GOBOLEEDYADA IYO G/BANAADIR

Muqdisho, Maarso 20, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 22-ka Maarso 2021 ku baaqay shir lagu dhammeystirayo dadaalladii iyo wadaxaajoodyadii arrimaha doorashooyinka ee udhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shirkan oo labo maalmood soconaya waxaa looga gol leeyahay in lagu soo gabagabeeyo talooyinkii Guddiga Farsamada Doorashada ee …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHIR UGU BAAQAY MADAXDA DOWLAD GOBOLEEDYADA IYO G/BANAADIR Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MALAAQ XASAN CUMAR XASAN

Muqdisho, Maarso 18, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, geerida ku timid, Alle ha u naxariistee Malaaq Xasan Cumar Xasan oo ku geeriyoodey magaalada Baydhabo. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay doorkii uu ku lahaa Marxuumku …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MALAAQ XASAN CUMAR XASAN Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA GUDDOOMIYIHII GOLAHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED

Muqdisho, Maarso 17, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada iyo Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed geerida ku timid Alle ha u naxariistee Malaaq Xasan Shure Maxamuud oo ahaa Guddoomiyihii Golaha Dhaqanka Koonfur Galbeed. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA GUDDOOMIYIHII GOLAHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO QAATAY TALLAALKA CUDURKA COVID-19 EE LA SOO GAARSIIYEY DALKA

Muqdisho, Maarso 16, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaatay tallaalka Cudurka COVID-19 ayaa adkeeyey masuuliyadda adag ee shacab iyo dowladba inaga saaran samatabixinta caafimaad iyo nololeed ee dalkeenna. Madaxweynaha ayaa xoojiyey walwalka ku aaddan in ay yartahay feejignaanta shacabka Soomaaliyeed ee cudurkan iyo halistiisa sii kordheysa, iyadoo la fududeysanayo talooyinka …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO QAATAY TALLAALKA CUDURKA COVID-19 EE LA SOO GAARSIIYEY DALKA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MALAAQ YUUSUF CABDIYOW MACALLIN

Muqdisho, Maarso 14, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaanna bulshada iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, geerida ku timid Alle ha u naxariistee, Malaaq Yuusuf Cabdiyow Macallin Aadan oo caawa ku geeriyoodey magaalada Baydhabo. Madaxweynah Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MALAAQ YUUSUF CABDIYOW MACALLIN Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA JANARAAL CABDIRAXMAAN MAXAMUUD CALI-BAYR

Muqdisho, Maarso 13, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Wasiirkii Hore ee Gaashaandhigga Soomaaliya Janaraal Cabdiraxmaan Maxamuud Cali-Bayr oo ku geeriyooday magaalada Nayroobi. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay in Marxuumku uu muddo dheer …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA JANARAAL CABDIRAXMAAN MAXAMUUD CALI-BAYR Read More »

MADAXWEYNIHII HORE EE DALKA MARXUUM CALI MAHDI MAXAMED OO AAS-QARAN LOOGU SAMEEYEY MUQDISHO

Muqdisho, Maarso 12, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee, Madaxweynihii hore ee dalka Marxuum Cali Mahdi Maxamed oo Aas-Qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho. Diyaaraddii sidday Maydka Madaxweyne Cali Mahdi Maxamed ayaa markii ay soo caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde waxaa naxashka …

MADAXWEYNIHII HORE EE DALKA MARXUUM CALI MAHDI MAXAMED OO AAS-QARAN LOOGU SAMEEYEY MUQDISHO Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA SULDAAN AXMED JAAMAC XIRSI

Muqdisho, Maarso 12, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Suldaan Axmed Jaamac Xirsi oo maanta lagu aasay dalka Jabuuti. Madaxweyne Farmaajo ayaa xusay in Marxuumku uu kaalin mug leh ka soo qaatay …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA SULDAAN AXMED JAAMAC XIRSI Read More »

Scroll to Top