Month: January 2021

Madaxweyne Farmaajo oo shir wadatashi ah isugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir

Muqdisho, 30 Janaayo, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tixgalinaya xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka iyo baahida loo qabo in la gudagalo qabsoomidda doorashadii lagu heshiiyey waxaa uu soo saaray go’aanadan: 1- Madaxweynuhu wuxuu shir iskugu yeerayaa madaxda Dowlad Goboleedyadda dalka iyo Gobolka Banaadir. 2- Shirkaas waxaa lagu qabanayaa magaalada …

Madaxweyne Farmaajo oo shir wadatashi ah isugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Madaxtooyada Qaranka Ku Qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka Ee Soomaaliya

Muqdusho, 30 Jannaayo, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa la wadaagay sida ay uga go’an tahay dowladda qabsoomidda doorasho daahfuran, iyada oo la raacayo Heshiiskii 17-kii sibteembar 2020 ee ay ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ka warbixiyey …

Madaxweyne Farmaajo Oo Madaxtooyada Qaranka Ku Qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka Ee Soomaaliya Read More »

ANSIXINTA 13KA KURSI EE LAGU KORDHINAYO GOLAHA AQALKA SARE EE MATALAADDA GOBOLKA BANAADIR

ANSIXINTA 13KA KURSI EE LAGU KORDHINAYO GOLAHA AQALKA SARE EE MATALAADDA GOBOLKA BANAADIR Muqdisho, Jannaayo 28, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir ku yeelanayo Golaha Aqalka Sare. Madaxweynaha ayaa u cuskaday meelmarinta go’aankii Golaha Shacabka ee 27kii …

ANSIXINTA 13KA KURSI EE LAGU KORDHINAYO GOLAHA AQALKA SARE EE MATALAADDA GOBOLKA BANAADIR Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Wasiirka Difaaca Ingiriiska Ku Qaabilay Madaxtooyada Qaranka

Muqdusho, Jannaayo 27, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Difaaca Boqortooyada Ingiriiska Mudane Ben Wallace oo uu wehelinayay Safiirka Ingriiska ee Soomaaliya Mudane Ben Fender. Madaxweyne Farmaajo ayaa la wadaagay Wasiirka qorsheyaasha hirgalay ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka xaqiijisay hannaanka dib u dhiska Ciidamada, amniga, …

Madaxweyne Farmaajo Oo Wasiirka Difaaca Ingiriiska Ku Qaabilay Madaxtooyada Qaranka Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AGOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIREYAASHA JAAMACADDA CARABTA IYO DALKA SWITZERLAND

Muqdisho, Jannaayo 18, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Salaax Axmed Juneyd iyo Danjiraha dalka Switzerland Mudane Valentin Zellweger. Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Salaax Axmed Juneyd ayaa Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday Guddoomiyaha Jaamacadda Carabta Mudane …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AGOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIREYAASHA JAAMACADDA CARABTA IYO DALKA SWITZERLAND Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Dowlad Goboleedyada Dalka

Muqdishu, Jannaayo 8, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Kubadda Cagta ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa sheegay in tartankan uu kor u qaaday is-dhexgalka, walalnimada iyo midnimada dhallinyarada Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa xusay ahmiyadda ciyaaruhu ay u leeyihiin nabadda, xasilloonidda iyo horumarka dalkeenna, waxa …

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Dowlad Goboleedyada Dalka Read More »

DFS waxay bogaadinaysaa dadaallada Amiirka Kuweyt ee la isugu Soo dhaweynayo dalalka Khaliijka

Muqdisho, Jannaayo 05, 2021; Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa bayaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Kuweyt ee ku saabsan miro-dhalka dadaallada dib u heshiisiinta Boqortooyada Sucuudiga iyo Dowladda Qatar. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay bogaadinaysaa waanwaanta iyo dadaalkii joogtada ahaa ee Amiirkii hore ee dalka Kuweyt, Alle ha u naxariistee, Sheekh Sabaax Axmed Aljaabir uu ku …

DFS waxay bogaadinaysaa dadaallada Amiirka Kuweyt ee la isugu Soo dhaweynayo dalalka Khaliijka Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda

Muqdisho, Diseembar 31, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee 2021 oo ay hore u soo ansixisay Golaha Xukuumadda Federaalka, ayna meelmariyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka. Madaxweynaha ayaa boggaadiyey Xildhibaannada Golaha Shacabka sida xilkasnimada leh ee ay u guteen waajibaadka dastuuriga ah ee kaga aaddanaa Miisaaniyadda cusub ee dalka …

Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo u Hambalyeeyay Xulka Kubadda Cagta Banaadir

Muqdisho, Diseembar 31, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Xulka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleystay Koobka Tartanka Dowlad Goboleedyada Dalka oo ka socday Caasimadda Muqdisho intii u dhaxeysay 20-kii ilaa 31-dii bishan Diseembar 2020. Madaxweynaha oo bogaadiyey Xulka Dowlad Goboleedka Galmudug oo soo gaaray ciyaarta kama danbeysta …

Madaxweyne Farmaajo oo u Hambalyeeyay Xulka Kubadda Cagta Banaadir Read More »

Scroll to Top