Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyey Xulka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir
Muqdisho, Diseembar 31, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Xulka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleystay Koobka Tartanka Dowlad Goboleedyada Dalka oo ka socday Caasimadda Muqdisho intii u dhaxeysay 20-kii ilaa 31-dii bishan Diseembar 2020. Madaxweynaha oo bogaadiyey Xulka Dowlad Goboleedka Galmudug oo soo gaaray ciyaarta kama danbeysta …
Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyey Xulka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir Read More »