Habraaca Hirgalinta Heshiiska Siyaasadeed ee hagaya Doorashooyinka 2020/2021 ee Heer Federaal

Muqdisho, 1 October 2020 Guddiga Xallinta Khilaafaadka ee Doorashada dadban ee 2020/2021 Hannaanka Madaxabanaan ee Xallinta Khilaafaadka Doorashada 2020/2021 Mabaadi’da Guud ee Hannanka Xallinta Khilaafka ee Doorashada 2020/21 Golaha Wadatashiga Qaranka waxay go’aamiyeen in Doorashada 2020/21 loo sameeyo hannaan madax-bannaan oo lagu xalliyo khilaafaadka ka dhasha doorashada, kaas oo ku saleysan dhaqanka Soomaaliyeed iyo mabaadii’da …

Habraaca Hirgalinta Heshiiska Siyaasadeed ee hagaya Doorashooyinka 2020/2021 ee Heer Federaal Read More »