Month: September 2020

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo soo xiray Shirka Doorashooyinka iyo Dhammeystirka Heshiisyadii Samareeb 1-3

Muqdisho, 17 Sebteembar, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirkii Doorashooyinka dalka ayaa uga mahadceliyey Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha XFS, Madaxda Dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir mudnaanta ay siiyeen in la sii amba-qaado dhammeystirka Heshiiska Doorashooyinka. Dhankooda, Madaxda Shirka qeybta ka ahayd ayaa ku bogaadiyey Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi …

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo soo xiray Shirka Doorashooyinka iyo Dhammeystirka Heshiisyadii Samareeb 1-3 Read More »

War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Doorashooyinka

Shirka Wadatashiga Doorashooyinka iyo Dhammeystirka Heshiisyadii Samareeb 1-3 Muqdisho, Sebteembar 17, 2020 WAR-MURTIYEED Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayna ka qayb-galeen Ku-simaha Raysul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha …

War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Doorashooyinka Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Khadka Taleefanka Kula Xiriiray Ra’iisul Wasaaraha Suudaan

Muqdisho, Sebteembar 14, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka taleefanka kula xiriiray Raiisul Wasaaraha dalka Suudaan Mudane Cabdalla Xamduuk ayaa la wadaagay in shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay la dareemayaan walaalahooda Suudaan murugada iyo dhibaatada ka dhalatay daadadka ku fatahay dalkaas oo sababay khasaare naf iyo maalba leh. Madaxweynaha ayaa …

Madaxweyne Farmaajo oo Khadka Taleefanka Kula Xiriiray Ra’iisul Wasaaraha Suudaan Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyey Furitaanka Shirka Wadatashiga Doorashooyinka

Muqdisho, Sebteembar 13, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada oo maanta si rasmi ah uga furmay Xarunta Madaxtooyada Qaranka. Kusimaha Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Mudane Cabdirashiid Maxamed Xaashi oo furitaanka shirka kaddib la hadlay Warbaahinta ayaa tilmaamay dadaalka madaxdu …

Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyey Furitaanka Shirka Wadatashiga Doorashooyinka Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida Xoghayihii Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ee ku naf waayey qarixii Kismaayo

Muqdisho, Sebteembar 11, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qarixii argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa si gaar ah ugu tacsiyeeyey Ganacsatada Soomaaliyeed geerida Xoghayihii Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, Alle ha u naxariistee, Shaafi Raabi Kaahin oo u …

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida Xoghayihii Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ee ku naf waayey qarixii Kismaayo Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay Cabdinuur Maxamed Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada

Muqdisho, Sibteembar, 10, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Wareegto uu soo saaray waxa uu Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed u magacaabay Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in magacaabistan ay sii xoojineyso tallaabooyinkii hore ee ku aaddanaa awoodsiinta dhallinyarada ee dhinacyada siyaasadda, hoggaaminta hay’adaha Dowladda iyo ka qeybgalka dib …

Madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay Cabdinuur Maxamed Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Kulan la qaatay Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Muqdisho, Sebtembar 10, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan qado sharaf ah ku maamuusay Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo si wada jir ah uga qeyb gali doona Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada. Kulankan qado sharafeedka ah oo ay ka soo qeyb galeen Madaxweyneyaasha …

Madaxweyne Farmaajo oo Kulan la qaatay Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Daah furay Manhajka Dugsiyada Sare ee Dalka

Muqdisho, Sibteembar 02, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), Wasiirrada iyo Agaasimeyaasha Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa daah-furay Manhajka Waddaniga ah ee Dugsiyada Sare ee dalka. Madaxweynaha ayaa manhajkan ku daahfuray Dugsiga Maxamuud Mire ee magaalada Muqdisho oo ardayda wax …

Madaxweyne Farmaajo oo Daah furay Manhajka Dugsiyada Sare ee Dalka Read More »

Scroll to Top