Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Dood Cilmiyeed ku saabsan Doorashooyinka Dalka
Muqdisho, Sebteembar 27, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiyeed uu soo agaasimay Machadka Raas ee Falaanqeynta Siyaasadda ayaa tilmaamay dadaalka dowladdu ay ku bixisay qabsoomidda doorasho ka turjumeysa hor u socodka iyo dimuqradiyadda dalka. Madaxweynaha ayaa si mugleh uga warbixiyey muhiimadda ay dalka u leedahay in …
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Dood Cilmiyeed ku saabsan Doorashooyinka Dalka Read More »