Month: August 2020

Madaxweyne Farmaajo oo dhallinyarada Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada

Muqdisho, Ogosto 12; 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhallinyarada Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan maalinta Caalamiga ah ee dhallinyarada ayaa bogaadiyey doorka wanaagsan ee ay ka qaadanayaan dib u dhiska dalka iyo adkeynta dowladnimada. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in isku duubnida, dhabar adayga, waddaniyadda iyo ka fogaanta qabyaaladda ay fure u …

Madaxweyne Farmaajo oo dhallinyarada Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada Read More »

Marwada Koowaad ee dalka oo magaalada Hobyo ka dhagax dhigtay Xarun Caafimaad oo loogu tala galay hooyada iyo dhallaanka

Hobyo, Ogosto 09, 2020; Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macalin oo ay wehelinayaan Madaxweyne Kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mudane Maxamed Nuur Gacal ayaa si wada jir ah uga dhagax dhigay Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug Cusbitaal loogu tala galay daryeelka caafimaadka hooyada iyo dhallaanka. Marwo Saynab …

Marwada Koowaad ee dalka oo magaalada Hobyo ka dhagax dhigtay Xarun Caafimaad oo loogu tala galay hooyada iyo dhallaanka Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe

Muqdisho, Ogosto 05, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyey qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuum Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo ka mid ahayd hormuudka samefalayaasha Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa xusay muddadii dheerayd ee Dr. Xaawo Cabdi ay u adeegaysay shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan …

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe Read More »

Scroll to Top