Month: August 2020

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu Soo Laabtay Muqdisho Kaddib Shirkii Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed

Muqdisho, Ogosto 21, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirweynaha Wadatashiga Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo ku qabsoomay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka warbixiyey Geeddi socodka dheer ee loo soo maray sidii looga miro dhalin lahaa wadahadalladan horseeday Heshiiska Hannaanka Doorashada dalka. …

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu Soo Laabtay Muqdisho Kaddib Shirkii Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed Read More »

Heshiiska Shirka Madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Dhuusamareeb, Soomaaliya agoosto, 19, 2020: Wareegii sadexaad ee wadatashiga Madaxda Qaranka ee arrimaha Doorashooyinka 2020/21 ee horey loogu heshiiyey Shirkii Dhuusamareeb laba ayaa ka dhacay Magaalo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb muddadii u dhaxaysay 15-19-2020. Waxaase xusid mudan in la sheego in Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland aysan shirka soo qayb galin taas oo …

Heshiiska Shirka Madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyey Furitaanka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ee Dhuusamareeb

Dhuusamareeb, Ogosto 18, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada oo Maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariyey oo furitaanka shirka kaddib la hadlay Warbaahinta ayaa uga mahadceliyey Madaxweynaha …

Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyey Furitaanka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ee Dhuusamareeb Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Warbixin ka Dhageystay Guddiga isku dhafka ah ee Ka Baaraan-degga Doorashooyinka Dalka

Dhuusamareeb, Ogsoto 17, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyeen Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa warbixin ka dhageystay Guddiga Ka-baaraan degga Doorashooyinka dalka. Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Dastuurka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka warbixiyey qorshaha shaqo ee Guddiga, latashiyadii ay la …

Madaxweyne Farmaajo oo Warbixin ka Dhageystay Guddiga isku dhafka ah ee Ka Baaraan-degga Doorashooyinka Dalka Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed

Dhuusamareeb, Ogosto 17, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dhuusamareeb waxa uu la qaatay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed. Madaxda oo iska xog …

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed Read More »

Madaxweyne Farmaajo “Ujeedka ugu weyn ee argagixisadu waa in ay niyad jabiyaan shacabka Soomaaliyeed ee ka soo kabanaya duruufaha adag”

Dhuusamareeb, Ogosto 16, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geerida muwaadiniinta Soomaaliyeed ee argagixisadu ay sida gaadmada ah ugu laayeen mid ka mid ah hoteellada ku yaala Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa tilmaamay murugada uu leeyahay falkan arxan darrada ah maadaama cadowgu ay doonayaan in ay ku …

Madaxweyne Farmaajo “Ujeedka ugu weyn ee argagixisadu waa in ay niyad jabiyaan shacabka Soomaaliyeed ee ka soo kabanaya duruufaha adag” Read More »

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

Dhuusamareeb, Ogosto 15, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoogga saaraya sidii looga mira-dhallin lahaa Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Shirkan ayaa ku saabsan dhammeystirka wada-tashiga hannaanka geeddi socodka siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee dalka, iyadoo madaxdu ay ka …

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb Read More »

Khudbadda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Kulanka aan Caadiga Ahayn ee Golaha Shacabka

KHUDBADDA MADAXWEYNE MAXAMED CABDULLAAHI MAXAMED (FARMAAJO), MADAXWEYNAHA JFS KULANKA AAN CAADIGA AHAYN EE GOLAHA SHACABKA JFS MUQDISHO: SABTI 15KA OGOSTO 2020 Bismillaahi Raxmaani Raxiim ⦁       Guddoonka Golaha Shacaka ⦁       Guddoomiyeyaasha Guddiyada Golaha Shacabka ⦁       Xildhibaannada sharafta leh ⦁       Xubnaha Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Xil-gaarsiinta iyo Mas’uuliyiinta kale iyo dhamaan marti sharafta kale ⦁       Guddoomiyaha Gobolka …

Khudbadda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Kulanka aan Caadiga Ahayn ee Golaha Shacabka Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo uga warbixiyay Baarlamaanka JFS Wadahadalladii Dhuusamareeb

Muqdisho, Ogosto 15, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga warbixiyay Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ee ku qabsoomay magaalada Dhuusamareeb, gaar ahaan wada hadallada ku saabsan arrimaha doorashooyinka dalka. Madaxweynaha ayaa uga mahad-celiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada sida ay uga …

Madaxweyne Farmaajo oo uga warbixiyay Baarlamaanka JFS Wadahadalladii Dhuusamareeb Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo dhambaal tacsi ah u diray Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Muqdisho, Ogosto 13, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdirixmaan geerida ku timid -Alle ha u naxariistee- Adeerkii Sheekh Cusmaan Sheekh Cabdirixmaan oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa Alle u weydiiyey Marxuumka in uu hooygiisa ka yeelo Janatul Firdowsa, Samir iyo …

Madaxweyne Farmaajo oo dhambaal tacsi ah u diray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Read More »

Scroll to Top