Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey Kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka
Muqdisho, Juun 22, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka oo ku qabsoomay aaladda Internetka ayaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir uga warbixiyey wadahadalladii Jabuuti uga furmay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland. Shirkan waxaa ka soo qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda …
Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey Kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka Read More »