Month: June 2020

Madaxweyne Farmaajo oo Xarigga Ka Jaray Wajiga Koowaad ee Dib U Dhiska Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho

Muqdisho, Juun 30, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray wajiga koowaad ee dib u dhiska Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho ayaa faray Xukuumadda in ay sii dhammeystirto qorshaha dib u soo celinta Tuulada Ciyaaraha oo muhiim u ah soo nooleynta tartannada ciyaaraha kala duwan ee dalkeenna. Madaxweynaha ayaa …

Madaxweyne Farmaajo oo Xarigga Ka Jaray Wajiga Koowaad ee Dib U Dhiska Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka iyo Xukuumadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey Guusha Diblumaasiyadeed ee Hoggaaminta Golaha Guud ee QM

Muqdisho, Juun 30, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka iyo Goleyaasha DFS guusha taariikhiga ah ee dhanka diblumaasiyadda, kaddib markii dalkeenna loo doortay Guddoominta Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Madaxweynaha oo uu weheliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa Mareegaha Internetka kula …

Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka iyo Xukuumadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey Guusha Diblumaasiyadeed ee Hoggaaminta Golaha Guud ee QM Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ugu Hambalyeeyay Dowladda iyo Shacabka Jabuuti 43-guurada kasoo wareegtay xornimada dalkaas

Muqdisho, Juun 27, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u diray dhiggiisa dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dowladda iyo guud ahaan shacabka dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti hambalyo ku aaddan sannad guuradii 43-aad ee kasoo wareegtay xornimada Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay …

Madaxweyne Farmaajo oo ugu Hambalyeeyay Dowladda iyo Shacabka Jabuuti 43-guurada kasoo wareegtay xornimada dalkaas Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo uga mahadceliyey Goddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka fulinta codsigiisii ku aaddanaa Matalaadda Siyaasadeed ee Gobolka Banaadir

Muqdisho, Juun 27, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Guddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya tixgelinta iyo fulinta codsigii Madaxweyne ee ku aaddanaa xaqiijinta Matalaadda siyaasadeed ee Gobolka Banaadir, taas oo uu ku soo jeediyey furitaankii Kal-fadhigii 7aad ee Baarlamaanka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay muhiimadda go’aankan taariikhiga ah …

Madaxweyne Farmaajo oo uga mahadceliyey Goddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka fulinta codsigiisii ku aaddanaa Matalaadda Siyaasadeed ee Gobolka Banaadir Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka

  Muqdisho, 26 Juun, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka ayaa ku bogaadiyey ganacsatada Soomaaliyeed, Rugta Ganacsiga iyo shaqaalaha rayidka ah ee Dowladda sida ay uga mira dhaliyeen baaqii ku saabsanaa in laga wada qeyb qaato Olalaha Isxilqaan ee dalka dib loogu dhisayo. Madaxweynaha …

Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Maamuus Qaran u sameeyey Geesiyaashii naftooda u huray Xornimada, Qarannimada iyo Midnimada Dalkeenna

Muqdisho, 26 Juun, 2020: Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgankii gobonnimo doonka Soomaaliyeed iyo geesiyaashii naftooda u huray xornimada, qarannimada iyo midnimada dalkeenna ayaa ubax dhigay Taallada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho. Boqollaal shacab ah oo ay ka muuqato farxadda Xuska 60-Guurada Xornimada iyo Midnimada ayaa Madaxweynaha kula dabbaal degay Taallada …

Madaxweyne Farmaajo oo Maamuus Qaran u sameeyey Geesiyaashii naftooda u huray Xornimada, Qarannimada iyo Midnimada Dalkeenna Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qeyb galay Munaasabadda Xuska 26-ka Juun

Muqdisho, Juun 26, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay xuska sannad-guurada 60-aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda Gobollada Waqooyi ee dalka ayaa u hambalyeeyay dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa si qoto-dheer u soo bandhigay muhiimadda maalinta 26-ka Juun oo xusuus weyn u …

Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qeyb galay Munaasabadda Xuska 26-ka Juun Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo u diray Shacabka Baaq Ku aaddan Todobaadka Xorriyadda Iyo Midnimada

Madaxweyne Farmaajo oo u diray Shacabka Baaq Ku aaddan Todobaadka Xorriyadda Iyo Midnimada

Muqdisho, Juun 25, 2020; Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay qiimaha xuska Todobaadka Xorriyadda iyo Midnimada dalkeenna ayaa ku booriyey dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay doorkooda ka qaatan dabbaal degyada 60-Guurada ka soo wareegtay.   “Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, dalka gudihiisa iyo dibaddiisa, Koonfur iyo Waqooyi, ciroole …

Madaxweyne Farmaajo oo u diray Shacabka Baaq Ku aaddan Todobaadka Xorriyadda Iyo Midnimada Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Shir ku Martiqaaday Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo G/Banaadir

Muqdisho, 24ta Juun, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku casuumay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir in ay kasoo qeyb galaan Shirka Golaha Amniga Qaranka ee JFS oo ka dhici doona magaalada Muqdisho. Shirkan oo qabsoomaya inta u dhaxaysa 5-8 Luulyo, 2020 ayaa ajandihiisu yahay sidii wadatashiyo ballaaran …

Madaxweyne Farmaajo oo Shir ku Martiqaaday Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo G/Banaadir Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Taliyeyaasha Ciidamada Badda iyo Lugta/Dhulka ee CXDS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Sarreeye Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo hore u ahaa Taliyaha Ciidanka Lugta/ Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka inuu noqdo Taliyaha cusub ee Ciidanka Badda. Waxaa isla wareegto kale loogu magacaabay inuu noqdo Taliyaha Ciidanka Lugta/Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Cabaas Amiin …

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Taliyeyaasha Ciidamada Badda iyo Lugta/Dhulka ee CXDS Read More »

Scroll to Top