Month: September 2019

Madaxweyne Farmaajo oo dalka ku soo laabtay kaddib ka qaybgalkii Shirka Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New York ee dalka Mareykanka kaga qayb-galay Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Madaxweynaha ayaa intii uu halkaas ku sugnaa waxa uu ka qayb-galay shir heer sare ah oo looga hadlayey arrimaha Soomaaliya, …

Madaxweyne Farmaajo oo dalka ku soo laabtay kaddib ka qaybgalkii Shirka Qaramada Midoobay Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray Dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee Washington

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Wasiirrada Arrimaha Dibadda, Maaliyadda iyo diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka hawlgala dalka Maraykanka ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Safaaradda dalkeenna ee Washington. Madaxweynaha ayaa sheegay in hirgelinta dhismahan oo noqonaya dhismihii Safaaradeed oo ugu horreeyey ee Dowladda Soomaaliyeed ay ku yeelato dalka Maraykanka …

Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray Dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee Washington Read More »

Khudbadda Madaxweynaha ee Shirweynaha Qaramada Midoobay

Mudane Madaxweyne, Madaxda sharafta leh, Wufuudda, Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxa sharaf weyn ii ah inaan hadal ka jeediyo Fadhiga 74aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay. Waxaan si dhab ah u aaminsanahay in Shirweynahani uu qayb laxaadle ka qaato in la helo dadaallo dhinacyo badan oo ku aaddan ciribtirka saboolnimada, waxbarasho tayo leh, xal-u-helista cimilada, iyo in …

Khudbadda Madaxweynaha ee Shirweynaha Qaramada Midoobay Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uga warbixiyey xaaladda dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirweynaha Qaramada Midoobey ayaa ka warbixiyey xaaladda siyaasadda, dhaqan dhaqaale iyo amni ee dalka. Madaxweynaha ayaa soo bandhigay qorshayaasha hortabinta leh ee ay ku tallaabsadeen shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, kuwaas oo xoojiyey midnimada, wadajirka iyo yididiillada shacabkeenna.   “Soomaaliya maadaama ay tahay xubin …

Madaxweyne Farmaajo oo Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uga warbixiyey xaaladda dalka Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey fadhi gaar ah oo Qaramada Midoobey ay u qorshaysay Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey fadhi gaar ah oo ku saabsan arrimaha Soomaaliya ayaa soo bandhigay dadaallada Dowladda ee kobcinta dhaqaalaha, dib u habaynta laamaha ammaanka, guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada, dib u eegsita dastuurka iyo hirgelinta doorashooyinka. Madaxweynaha ayaa ka warbixiyey tallaabooyinka ay qaadday …

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey fadhi gaar ah oo Qaramada Midoobey ay u qorshaysay Soomaaliya Read More »

SOOMAALIYA, MASAR IYO KENYA OO SHIR SADDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY MAGAALADA NEW YORK

Wadahadallo saddex geesood ah oo ay magaalada New York ku yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta iyo Madaxweynaha Masar Mudane Cabdulfataax Al Sisi ayaa kusoo idlaaday is faham. Kulankan oo uu soo qabanqaabiyay Guddoomiyaha Midowga Afrika ahna Madaxweynaha Masar Mudane Cabdulfataax Al Sisi ayaa la isku raacay …

SOOMAALIYA, MASAR IYO KENYA OO SHIR SADDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY MAGAALADA NEW YORK Read More »

Hadaljeedinta Madaxweyne Farmaajo ee Xafladda Abaalmarinta Hoggaaminta ee CONCORDIA

Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxa sharaf ii ah inaan galabta idin la joogo shirweynaha sannadlaha ah ee Concordia. Waxaa sidoo kale sharaf ii ah inaan guddoomo Abaalmarinta Hoggaamineed ee Concordia, sannadkan 2019. Waxaan si gaar ah Hoggaanka Concordia uga mahadcelinayaa inay aqoonsadeen dadaalka joogtada ah ee ay madaxda Geeska Afrika ugu jiraan sidii gobolka nabad loogu …

Hadaljeedinta Madaxweyne Farmaajo ee Xafladda Abaalmarinta Hoggaaminta ee CONCORDIA Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf u sameeyey Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle & Koonfur-Galbeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa casho sharaf u sameeyey Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed iyo Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare oo soo gaaray Caasimadda, iyada oo ay ka soo qeyb galeen Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Khayre, Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle iyo Guddoomiyaha …

Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf u sameeyey Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle & Koonfur-Galbeed Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Dhismaha Guddiga Madaxa-bannaan ee La Dagaalanka Musuqmaasuqa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saxiixay Sharciga Dhismaha Guddiyada Madaxa-bannaan ee La Dagaallanka Musuqmaasuqa heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed. Madaxweynaha ayaa tilmaamay dhibaatada uu musuqmaasuqu ku hayo dowladnimada iyo horumarka dalka, isaga oo xusay in sharcigani uu horseedayo dhismaha Guddiyada Madaxa-bannaan ee La Dagaalanka Musuqmaasuqa, kuwaas oo u xilsaaran …

Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Dhismaha Guddiga Madaxa-bannaan ee La Dagaalanka Musuqmaasuqa Read More »

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka qayb-gelaya Meertada 74-aad ee Golaha Qaramada Midoobey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa 22-ka bishan u amba-baxaya dalka Marykanka, si ay uga qayb galaan Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey. Madaxweynaha ayaa kalmad ka jeedin doona madashan kulminaysa Hoggaamiyayaasha Caalamka, iyadoona meertada 74-aad ee Qaramada Midoobey lagu suntay “Dib-u- xoojinta dadaallada wada-jirka ah …

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka qayb-gelaya Meertada 74-aad ee Golaha Qaramada Midoobey Read More »

Scroll to Top