Month: August 2019

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Japan oo ka wada hadlay iskaashiga labada Dal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan u joogay dalka Japan ka qaybgalka Shirweynaha 7-aad ee Horumarinta Afrika (TICAD7) ayaa wada-hadallo labo geesood ah kula yeeshay magaalada Tokyo Ra’iisul Wasaaraha Japan Mudane Shinzo Abe. Wada-hadallada Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Shinzo Abe ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga labada dal ee dhinacyada amniga, …

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Japan oo ka wada hadlay iskaashiga labada Dal Read More »

Khudbadda Madaxweynaha ee Fadhiga Gaarka ah ee Arrimaha Geeska Afrika ee Shirweynaha TICAD

MUDANE SHINZÕ ABE, RA’IISUL WASAARAHA JAPAN, MUDANE DR. ABIY AHMED, RA’IISUL WASAARAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA DIMUQRAADIGA AH EE ITOOBIYA; MUDANE ANTONIO GUTERRES, XOGHAYA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY; MUDANE MUSA FAQI GUDDOOMIYAHA KOMISHANKA MIDOWGA AFRIKA; MADAXWEYNE KU XIGEENKA JAMHUURIYADDA KOONFURTA SUUDAAN MUDANE JAMES WANI IGGA; MUDANE MOHAMUD ALI YUSUF WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA JAMHUURIYADDA DJIBOUTI; MUDANE OSMAN SALIH …

Khudbadda Madaxweynaha ee Fadhiga Gaarka ah ee Arrimaha Geeska Afrika ee Shirweynaha TICAD Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyay Fadhiga Gaarka ah ee Madasha TICAD

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka Nabadda iyo Xasilloonida Geeska Afrika ee qeybta ka ah fadhiyada Madasha Iskaashiga waddamada Afrika iyo Japan (TICAD) ayaa soo bandhigay fursadaha ganacsi iyo maalgashi ee ka jira guud ahaan dalalka Geeska Afrika. Madaxweynaha ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in lagu garab istaago …

Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyay Fadhiga Gaarka ah ee Madasha TICAD Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay furitaanka Madasha Iskaashiga Afrika iyo Japan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 7aad ee Madasha Iskaashiga Afrika iyo Japan oo ay marti gelisay magaalada Yokohama. Furitaanka Shirka oo ay wadajir u guddoominayeen Ra’iisul Wasaaraha Japan Mudane Shinzō Abe, Madaxweyne sharafeedka iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika Mudane Cabdulfataax Alsiisi iyo Mudane Muuse Faqi ayaa la …

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay furitaanka Madasha Iskaashiga Afrika iyo Japan Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb-galaya Shir Madaxeedka 7aad ee Iskaashiga Afrika iyo Japan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Japan oo uu ka furmayo Shir Madaxeedka 7aad ee Iskaashiga waddamada Afrika iyo Japan (TICAD). Shirweynaha oo socon doona muddada u dhexaysa 28-ka ilaa 30-ka bishan ayaa Madaxda dalalka ku bahoobay madashan, Ururrada Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika, maalgashadeyaasha …

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb-galaya Shir Madaxeedka 7aad ee Iskaashiga Afrika iyo Japan Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay Cumar Filish Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Madaxweynaha ayaa faray Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka in uu sii dhammeystiro qorshayaashii horumarineed iyo waxqabadkii muuqday ee Guddoomiyihii hore, Alle ha u naxariistee, Shahiid Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow). “Anigoo xeerinaya baahida loo qabo …

Madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay Cumar Filish Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho Read More »

DFS oo taageereysa ololaha Jabuuti ee kamid noqoshada Golaha Ammaanka QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta wada hadallo wax ku ool ah la yeeshay dhiggiisa Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Canshuur Xasan oo ka warbixiyay kulanka ay yeesheen labada Madaxweyne ayaa …

DFS oo taageereysa ololaha Jabuuti ee kamid noqoshada Golaha Ammaanka QM Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Bogaadiyay Daahfurka Mashruuca Dhismaha Dekedda Hobyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay booqashada uu maanta ku yimid dalka Ra’iisul Wasaare K/Xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Qadar Mudane Maxamed Bin Cabdulraxmaan Al Thani iyo wafdiga uu hoggaaminayay. Wafdiga sare ee ka socda Dowladda Qadar waxaa qaabilay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, iyada …

Madaxweyne Farmaajo oo Bogaadiyay Daahfurka Mashruuca Dhismaha Dekedda Hobyo Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Golaha Sare iyo Ra’iisul Wasare cusub ee Suudaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta wada hadallo wax ku ool ah la yeeshay dhiggiisa Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Canshuur Xasan oo ka warbixiyay kulanka ay yeesheen labada Madaxweyne ayaa …

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Golaha Sare iyo Ra’iisul Wasare cusub ee Suudaan Read More »

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Jabuuti ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaraaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Cabdulqaadir Kaamil Maxamed, Wasiirrada Arrimaha Dibadda iyo Isgaarsiinta iyo xubno ka tirsan Goleyaasha …

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Jabuuti Read More »

Scroll to Top