Month: March 2019

Madaxweyne Farmaajo oo furay Kalfadhiga Shanaad ee Golaha Shacabka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibkiisa dastuuriga ah ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhigga shanaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay furitaanka Kalfadhiga ayaa tilmaamay in labadii sano ee lasoo dhaafay uu saxiixay labo sharci oo kaliya, loogana baahan yahay Golaha Shacabka in …

Madaxweyne Farmaajo oo furay Kalfadhiga Shanaad ee Golaha Shacabka Read More »

KHUDBADDA MADAXWEYNAHA EE FURITAANKA KALFADHIGA 5AAD EE GOLAHA SHACABKA

Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Guddoonka Golaha Shacabka Ummadda Soomaaliyeed, Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey, Guddoomiye K/xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka, Mudane Mahad Cabdalla Cawad, Guggoomiye Ku/xigeenka labaad ee Golaha Shacabka, Ra’iisul Wasaaraha iyo Golaha Wasiirrada, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Xildhibaannada sharafta leh ee Golaha Shacabka, Taliyayaasha iyo Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida, Guddoomiyaha …

KHUDBADDA MADAXWEYNAHA EE FURITAANKA KALFADHIGA 5AAD EE GOLAHA SHACABKA Read More »

Madaxweyne Farmaajo: “Horay abaal waan idiin galnay waadna guddeen, annagana waad noo gasheen waana gudi doonnaa.”

Muqdisho, Maarso 17, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo gabagabeeyay booqashadii labada maalmood ahayd ee uu ku yimid magaalada Muqdisho kaddib martiqaad uu ka helay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Geelle ayaa ka hor intii aanu ka duulin Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle, waxa ay …

Madaxweyne Farmaajo: “Horay abaal waan idiin galnay waadna guddeen, annagana waad noo gasheen waana gudi doonnaa.” Read More »

Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhiggiisa Ismaaciil Cumar Geelle oo wadahadallo Ku yeesahy Villa Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wadahadallo labo geesood ah ku yeeshay Villa Soomaaliya. Labada Madaxweyne ayaa wadahadalladooda diiradda ku saaray danaha ay labada dal wadaagaan, xoojinta iskaashiga iyo wadashaqaynta labada dhinac iyo dardargelinta hawlgallada ka dhanka ah kooxaha …

Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhiggiisa Ismaaciil Cumar Geelle oo wadahadallo Ku yeesahy Villa Soomaaliya Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Villa Soomaaliya casho sharaf ugu sameeyay Madaxweynaha Jabuuti iyo wafdigiisa

Muqdisho, Maarso 16, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf lagu maamuusayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdiga uu hoggaaminayo ugu sameeyay Villa Soomaaliya. Labada Madaxweyne ayaa ku caweeyay heeso iyo suugaan kala duwan oo xambaarsan dhambaallo soo dhawayn iyo walaaltinimo oo ay …

Madaxweyne Farmaajo oo Villa Soomaaliya casho sharaf ugu sameeyay Madaxweynaha Jabuuti iyo wafdigiisa Read More »

MADAXWEYNAHA JABUUTI OO GOOR DHAW SOO GAARAY MAGAALADA MUQDISHO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Geelle oo booqasho rasmi ah oo labo maalmood ah ay uga bilaabatay dalka ayaa waxaa Garoonka Aadan Cabdulle ku soo dhaweeyay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, xubno ka tirsan Golayaasha Dowladda iyo …

MADAXWEYNAHA JABUUTI OO GOOR DHAW SOO GAARAY MAGAALADA MUQDISHO Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya shirka Kampala ee nabadda, isdhexgalka iyo kobcinta dhaqaalaha Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa ku biiraya Madaxda dalalka Uganda, Koonfur Afrika, Tanzania iyo Kenya, wakiillo ka socda hay’adaha iyo bangiyada caalamiga ah, ganacsato iyo ergooyin kor u dhaafaysa ilaa kun oo ka qeyb galaya shir-madaxeed looga hadlayo …

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya shirka Kampala ee nabadda, isdhexgalka iyo kobcinta dhaqaalaha Afrika Read More »

Marxuum Cabdi Xoosh wuxuu aqoontiisa qareennimo iyo hawl-karnimadiisa ugu khidmeeyay Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan qoyskii uu ka baxay Wasiirka Arrimaha Dastuurka Marxuum Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ku geeriyooday magaalada Dubai. Madaxweynaha ayaa yiri: “Innaalilaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Waxaan aad uga naxay geerida Wasiirka Arrimaha Dastuurka Marxuum Cabdi Xoosh. Marxuumku …

Marxuum Cabdi Xoosh wuxuu aqoontiisa qareennimo iyo hawl-karnimadiisa ugu khidmeeyay Qaranka Read More »

Soomaaliya iyo Kenya oo ku heshiiyay in la xoojiyo xiriirka diblomaasiyeed ee labada dal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa saaka wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay Aqalka Madaxtooyada Kenya. Ajandaha wada hadalladan oo ku koobnaa xal u helista mugdiga diblomaasiyadeed ee labada dal ayaa madaxweynayaashu waxa ay ku heshiiyeen in dib loo soo celiyo, lana xoojiyo xiriirka iyo …

Soomaaliya iyo Kenya oo ku heshiiyay in la xoojiyo xiriirka diblomaasiyeed ee labada dal Read More »

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Abiy oo ku wajahan dalka Kenya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga ah ee Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa goor dhaw u ambabaxaya magaalada Nayroobi halkaas oo ay wadahadallo saddex geesood ah kula yeelan doonaan Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta. Wadahadalladii u socday Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa goor dhaw soo gabagaboobay, waxayna …

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Abiy oo ku wajahan dalka Kenya Read More »

Scroll to Top