Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku taalla Geeska Afrika; waxa ay dhanka Galbeedka xuduud kala leedahay Itoobiya, dhanka Waqooyi Galbeedna Jabuuti, dhanka Waqooyigana Gacanka Cadmeed, dhanka Barina Badweynta Hindiya, dhanka Koonfur Galbeedna Kenya. Soomaaliya waxa ay madaxbannaanideeda heshay 1960kii, dastuurkii ugu horreeyayna waxay meelmarisay 1961kii. Soomaaliya waa xubin ka tirsan Midowga Afrika (1963kii), Ururka Iskaashiga Islaamka (1969) iyo Jaamacadda Carabta (tan iyo 1974kii).

Tubaha Xukuumadda

Waxaa sal u ah aragtida ah in la helo JFS oo midaysan

Dib u habaynta iyo dhisidda awoodda hay’adaha amniga

Waa in laxaqiijiyo in aan muwaaddinna la hagran.

Dardargelinta koboca dhaqaale iyo dib u habaynta

Bayaannada

Muuqaallada

Ku xirnoow Baraha Bulshada ee Madaxtooyada

"Dalkeenna innagoo aan cid kale sugin waa in aan dib u dhisannaa oo qof kasta oo Soomaali ah uu awooddiisa geliyaa dib-u-dhiska iyo horumarka dalka.”

Scroll to Top