XARUNTA HOWLGALINTA CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku howlan xaqiijinta Soomaaliya xasiloon oo ka caagan argagixisada ayaa Ciidamada Xooga Dalka u jiheeyay shaqadoodii qaran, waxaana iyagoo kaashanaya dadka Soomaaliyeed ay wajaheen cadowga, iyadoo qorshahu yahay cirib tirka Argagixisada Galmudug ku harsan in lagu soo gabagabeeyo wajiga hore ee dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta.

La wadaag

Share on facebook
Facebook
Share on twitter
Twitter
Share on linkedin
LinkedIn
Share on whatsapp
WhatsApp
Share on print
Daabac
Share on email
Email
Scroll to Top