• H.E Xasan Cali Khayre

    Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya

    H.E Xasan Cali Khayre
    Ra'iisul Wasaaraha masuuliyadihiisa waxaa ka mid ah, magacaabista ama casilidda wasiirada, ku hagidda iyo hogaaminta golaha wasiirada hiigsiga dowladda iyo ahaanshaha qofka 1aad ee matala barnaamijyada dowladda dhanka Golaha Shacabka iyo dibadda.


    Villa Somalia
    Tel: + (252) XXX XXX
    Email: info@opm.gov.so
  • Mahdi Axmed Guuleed

    Ra'iisul Wasaare Ku-xigeen

    Mahdi Axmed Guuleed
    Masuuliyadda Ra'iisul Wasaare Ku-xigaanka waxay la mid tahay tan Ra'iisul Wasaaraha.

    Villa Somalia
    Tel: + (252) XXX XXX
    Email: pmo@pmo.gov.so
  • Xasan Xuseen Xaaji

    Ministry of Justice

    Xasan Xuseen Xaaji
    Wuxuu masuul ka yahay Garsoorka & Cadaaladda Soomaaliya.

    P.O. Box: 629
    Mogadishu, Somalia
    Tel: +(252) 186 58 80
    Email: info@moj.gov.so
    Website: www.moj.gov.so
  • Axmed Ciise Cawad

    Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga

    Axmed Ciise Cawad
    Masuuliyadda guud waa ka shaqeynta iyo sii horumarinta masaalixda Qaranka, iyo dhowrista masaalixda Soomaaliya ee dibadda dhanka siyaasadda iyo dhanka maalgashiga.

    Afgoye Road-KM 5
    Mogadishu, Somalia
    Email: info@mfa.gov.so
    Website: www.mfa.gov.so
  • Cabdiraxmaan Ducaale Beyle

    Wasaaradda Maaliyadda

    Cabdiraxmaan Ducaale Beyle
    Masuuliyadda waa maamulka iyo maareynta dakhliga iyo kharashaadka Qaranka. Kobcinta soo uruurinta dakhliga dalka iyo baahinta kheyraadkiisa.

    Hamarweyne
    Mogadishu Somalia
    Email: info@mof.gov.so
    Website: www.mof.gov.so
  • Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed

    Wasaaradda Gaashaandhigga

    Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed
    Masuuliyadaha Wasiirka waxaa ka mid ah isku-xirka iyo jiheynta wakaaladaha dowladda ee ka shaqeeya amniga Qaranka iyo ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaana ah qofka ugu sarreeya ee xukuma Ciidanka Qalabka sida ee Qaranka.
  • Cabdi Faarax Saciid (Juxa)

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha

    Cabdi Faarax Saciid (Juxa)
    Wasaaraddu waxay masuul ka tahay arrimaha la xiriira amniga, federaalka, waxaana hoos yimaada wakaaladaha socdaalka iyo amniga.

    Sayidka
    Mogadishu Somalia
    Email: info@mois.gov.so
    Website: www.mois.gov.so
  • Saciid Xuseen Ciid

    Wasaaradda Beeraha Iyo Horumarinta Reer Miyiga

    Saciid Xuseen Ciid
    Qaybaha masuuliyadaha wasaaradda waxaa ka mid ah horumarinta beeraha iyo reer miyiga, iyadoo la sugayo cunada iyo sidii waxsoosaarka beeraha Soomaaliya loo xoojin lahaa, una noqon lahaayeen badeeco loo suuq geeyo caalamka.

    Behind The National Theatre
    Mogadishu Somalia
    Email: info@moa.gov.so
    Website: www.moa.gov.so
  • Maxamed Abuukar Ducaale

    Wasaaradda Amniga Gudaha

    Maxamed Abuukar Ducaale
    Masuuliyadaha waxaa ka mid ah dhowrista amniga gudaha, masuuliyadda booliska iyo NISA, iyo la dagaalanka argagaxa.

    Villa Somalia
    Mogadishu Somalia
    Email: info@mois.gov.so
    Website: www.mois.gov.so
  • Cabdiraxmaan Daahir Cismaan

    Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare

    Cabdiraxmaan Daahir Cismaan
    Wasaaraddu waxay masuul ka tahay baahinta adeega waxbarasho tayo leh, si'uu muwaadin walba u kasbado aqoon iyo xirfad gaarsiin karta heersare, una kobco dhaqaalaha Qaranka.

    Villa Somalia
    Mogadishu, Somalia
    Email: info@moesomalia.net
    Web: www.moesomalia.net