Mudane Vladamir Putin, Madaxweynaha Ruushka, Mudane Cabdulfataax Al Sisi, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar, Madaxweyneyaasha iyo Madaxda Xukuumadaha Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxaa sharaf weyn ii ah inaan dhammaantiin khudbad idiinka jeediyo kulankan taariikhiga ah ee u dhexeeya Dowladaha Afrika iyo Ruushka ee looga gol leeyahay wadahadalka iyo iskaashiga, kana dhacaya magaaladan bilicda san ee Sochi....Read More
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Talyaaniga iyo Swedan ee Soomaaliya. Danjiraha Boqortooyada Sweden Mudane Staffan Tillander oo Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday Boqorka Sweden Mudane Carl XVI Gustaf ayaa tilmaamay dadaalka uu ku bixin doono sare u qaadidda xiriirka...Read More
Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec sed odio dui. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.
Recent Comments