Soomaali heshiis ah oo leh dowladnimo ay u dhan tahay, waxaa suurta galin kara horumar Dhaqaale oo ay gundhig u yihiin sinaan iyo daah furnaan, waana matoorka dhaqaajiya nidaamka dowladnimada, korna u qaada tayada nololeed ee dadweynaha. Waa aalad dalka lagu gaarsiin karo heer isku filnaasho ah iyo inuu muwaadinka Soomaaliyeed asaaggiis kula tartamo.
Haddaba, si aan u xaqiijinno hadafkaas, waxaan qaadi doonnaa tallaabooyinkan soo socda:

