Wararka

Madaxweyne Farmaajo “Dhulka Dowladda lama hibeyn karo, lama bixin karo, lamana wareejin karo”

Madaxweyne Farmaajo “Dhulka Dowladda lama hibeyn karo, lama bixin karo, lamana wareejin karo”

Madaxweynaha oo bogaadiyay kaalinta Culimada iyo Dhallinyarada ee hawlaha dib-uheshiisiinta Galmudug

Madaxweynaha oo bogaadiyay kaalinta Culimada iyo Dhallinyarada ee hawlaha dib-uheshiisiinta Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wada tashi kula qaadanaya magaalada Dhuusamareeb qeybaha kala duwan ee Bulshada, ayaa ku ammaanay Culimada iyo dhallinyarada Gobolka Galguduud, dadaalka ay ku bixinayaan Nabadda iyo dib-uheshiisiinta.
Madaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay Bulshada Galmudug in ay kaalintooda ka qaataan dhammeystirka dib-uheshiisiinta

Madaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay Bulshada Galmudug in ay kaalintooda ka qaataan dhammeystirka dib-uheshiisiinta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay bulshada deegaannada Galmudug in ay kaalintooda ka qaataan dhaqan gelinta heshiiska mideynta Galmudug.
Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb si loo dhammeystiro heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb si loo dhammeystiro heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galguduud, si loo dhameystiro heshiiskii Galmudug iyo Maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlu Sunnah Wal Jamaaca.
Madaxweyne Farmaajo "Dowladda Federaalku waxay dadaal dheer gelisay xasilinta deegaannada Galmudug"

Madaxweyne Farmaajo "Dowladda Federaalku waxay dadaal dheer gelisay xasilinta deegaannada Galmudug"

Madaxweyne Farmaajo oo socdaal dhanka dhulka ah ku maraya Gobollada Mudug iyo Galguduud

Madaxweyne Farmaajo oo socdaal dhanka dhulka ah ku maraya Gobollada Mudug iyo Galguduud

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka, ayaa gaaray magaalada Cadaado ee Gobolka Galguduud.
Madaxweyne Farmaajo oo Gaalkacayo ka dhagax dhigay Xarunta Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliyeed

Madaxweyne Farmaajo oo Gaalkacayo ka dhagax dhigay Xarunta Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan safar ku marayay Puntland ayaa gaaray xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug ee magaalada Gaalkacyo, isaga oo shacabkii soo dhaweeyay u sheegay in Dowladda Federaalka ay ka go'antahay Nabadeynta Gaalkacayo.
Madaxweyne Farmaajo "Waa in Gaalkacayo ay noqoto meesha ay ka bilaabato nabadeynta iyo dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed "

Madaxweyne Farmaajo "Waa in Gaalkacayo ay noqoto meesha ay ka bilaabato nabadeynta iyo dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed "

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka, ayaa gaaray magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug.
Madaxweyne Farmaajo oo ku bogaadiyey ganacsatada Soomaaliyeed kaalinta ay ku leeyihiin horumarka dalka

Madaxweyne Farmaajo oo ku bogaadiyey ganacsatada Soomaaliyeed kaalinta ay ku leeyihiin horumarka dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay hoggaanka dhaqanka iyo Ganacsatada Gobolka.
Madaxweyne Farmaajo oo socdaal dhanka dhulka ah ku maraya Gobollada Bari iyo Nugaal

Madaxweyne Farmaajo oo socdaal dhanka dhulka ah ku maraya Gobollada Bari iyo Nugaal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka Nabadda ee uu ku marayo qeybo ka mid ah Gobollada dalka ayaa gaaray magaalada Qardho ee Gobolka Bari.
Madaxweyne Farmaajo “Rajada aan qabo waxa ay tahay in ardayda waxbaratay ay aqoontooda wax ugu qaban karaan dalka"

Madaxweyne Farmaajo “Rajada aan qabo waxa ay tahay in ardayda waxbaratay ay aqoontooda wax ugu qaban karaan dalka"

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbad u jeediyey ardayda wax kabarata jaamacdaha Puntland ayaa sheegay in uu rajo wanaagsan ka qabo mustaqbalka dalka maadaama ay kordhayaan xarumaha waxbarasho ee dalka.
Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray Garoonka caalamiga ah ee Garoowe

Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray Garoonka caalamiga ah ee Garoowe

Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray Garoonka caalimiga ah ee Garoowe