Wararka

Madaxweyne Farmaajo "Dowladda Federaalku waxay dadaal dheer gelisay xasilinta deegaannada Galmudug"

Madaxweyne Farmaajo "Dowladda Federaalku waxay dadaal dheer gelisay xasilinta deegaannada Galmudug"

Madaxweyne Farmaajo oo Gaalkacayo ka dhagax dhigay Xarunta Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliyeed

Madaxweyne Farmaajo oo Gaalkacayo ka dhagax dhigay Xarunta Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan safar ku marayay Puntland ayaa gaaray xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug ee magaalada Gaalkacyo, isaga oo shacabkii soo dhaweeyay u sheegay in Dowladda Federaalka ay ka go'antahay Nabadeynta Gaalkacayo.
Madaxweyne Farmaajo "Waa in Gaalkacayo ay noqoto meesha ay ka bilaabato nabadeynta iyo dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed "

Madaxweyne Farmaajo "Waa in Gaalkacayo ay noqoto meesha ay ka bilaabato nabadeynta iyo dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed "

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka, ayaa gaaray magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug.
Madaxweyne Farmaajo oo ku bogaadiyey ganacsatada Soomaaliyeed kaalinta ay ku leeyihiin horumarka dalka

Madaxweyne Farmaajo oo ku bogaadiyey ganacsatada Soomaaliyeed kaalinta ay ku leeyihiin horumarka dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay hoggaanka dhaqanka iyo Ganacsatada Gobolka.
Madaxweyne Farmaajo oo socdaal dhanka dhulka ah ku maraya Gobollada Bari iyo Nugaal

Madaxweyne Farmaajo oo socdaal dhanka dhulka ah ku maraya Gobollada Bari iyo Nugaal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka Nabadda ee uu ku marayo qeybo ka mid ah Gobollada dalka ayaa gaaray magaalada Qardho ee Gobolka Bari.
Madaxweyne Farmaajo “Rajada aan qabo waxa ay tahay in ardayda waxbaratay ay aqoontooda wax ugu qaban karaan dalka"

Madaxweyne Farmaajo “Rajada aan qabo waxa ay tahay in ardayda waxbaratay ay aqoontooda wax ugu qaban karaan dalka"

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbad u jeediyey ardayda wax kabarata jaamacdaha Puntland ayaa sheegay in uu rajo wanaagsan ka qabo mustaqbalka dalka maadaama ay kordhayaan xarumaha waxbarasho ee dalka.
Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray Garoonka caalamiga ah ee Garoowe

Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray Garoonka caalamiga ah ee Garoowe

Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray Garoonka caalimiga ah ee Garoowe
Madaxweyne Farmaajo oo socdaal u kuur gelid ah ku maraya qeybo ka mid ah gobollada dalka.

Madaxweyne Farmaajo oo socdaal u kuur gelid ah ku maraya qeybo ka mid ah gobollada dalka.

Madaxweyne Farmaajo oo socdaal u kuur gelid ah ku maraya qeybo ka mid ah gobollada dalka.