Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sahra Cumar Xasan ayaa daah-furtay Shirweynaha Ganacsiga Haweenka Soomaaliyeed oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Daawo qudbada Marwada