MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UGU HAMBALYEEYEY CIIDANKA XOOGGA DALKA SANNAD GUURADA 63-AAD EE AAS-AASKOODA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ciidanka xoogga dalka ugu hambalyeeyay sannad guurada 63-aad ee ka soo wareegatay aasaaskooda.

“Sannad-guurada 63-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka waa xilli halgan lagu jiro. Dabaal dag iyo gaardis laguma xusi doono balse waxaa lagu xusayaa dhiiga geesiyaasha iyo shuhadada ee u dhimanaya difaaca diinta & dalka”

 

 

Related Posts

Leave a Reply