MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN-DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA SUCUUDIGA MAXAMED BINU SALMAAN

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada aan walaalaha nahay ee Sucuudiga Amiir Maxamed Binu Salmaan, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada dal, kobcinta iskaashiga iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada.

 

Related Posts

Leave a Reply