Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa khudbad uu ka jeediyay magaalada Baydhabo waxa uu kaga hadlay dowlad dhiska, dagaalka looga cirib tirayo Khawaarijta dalka iyo xaalada Laascaanood