MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYAY MADASHA NABADDA, AMNIGA IYO DOWLADNIMADA EE SHIR MADAXEEDKA AFRIKA IYO MAREYKAN ka

Madaxweyne Xasan Sheekh “Iskaashiga bulshada iyo dowladdooda wuxuu ka dhigaa argagaxisada sida kalluun laga soo saaray biyihii uu ku jiray. Ma sii jiri karaan bulshada la’aanteed haddii bulshadu ku kacdana, ma haystaan ikhtiyaar aan ahayn inay cararaan, waana sida ay hadda samaynayaan.

DAAWO hadal jeedinta Madaxweynaha.

Related Posts

Leave a Reply