MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA LA KULMAY SARAAKIIL KU BIIRAYA CIIDAMADA QALABKA SIDA OO TABABAR UU UGA SOCDA DALKA QATAR

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Saraakiil iyo Saraakiil-xigeenno ku biiraya Ciidamada Qalabka Sida oo tababar uu uga socda dalka Qatar.

Madaxweynaha ayaa la wadaagay Ciidamadan rajada shacabka Soomaaliyeed ay ku qabaan in ay hormuud u noqodaan howlgallada socda ee xoreynta dalka.

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey dowladda Qatar doorkan kuu aaddan dib u dhiska Ciidamada Cirka, Barriga iyo Badda.

Related Posts

Leave a Reply