MADAXWEYNE XASAN OO KAMPALA KAGA QEYB GALAYA MUNAASABAD SI RASMI AH LOOGU SAXIIXAYO KA MID NOQOSHADA SOOMAALIYA EE DALLADDA BULSHADA BARIGA AFRIKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo ay maalinka beri ah ka dhacayso munaasabad, si rasmi ah loogu saxiixayo ka mid noqoshada Soomaaliya ee Dalladda Bulshada Bariga Afrika.

Related Posts

Leave a Reply