MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MEERTADA 80-AAD GOLAHA GUUD EE QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Ergada Soomaaliya ayaa ka qeyb-galay Meertada 80-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey.

Madaxweynaha ayaa Golaha ka jeedin doona kalmad ku saabsan xaaladda dalka, isagoo soo bandhigi doona guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada, dib u habaynta dhaqaalaha, dowlad-dhiska iyo hirgelinta doorashooyinka tooska ah.

Related Posts

Leave a Reply