MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO XARIGA KA JARAY XARUNTA BANGIGA DHEXE EE SOOMAALIYA UU KU YEELANAYO GALMUDUG

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehlinayaan Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Gudoomiyaha Bankiga dhexe Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi ayaa xariga ka jaray xarunta Bangiga dhexe ee Soomaaliya uu ku yeelanayo Galmudug, taasi oo bixindoonta dhammaan adeegyada uu qabto Bangiga dhexe ee dalka.

Related Posts

Leave a Reply